governor Deni reportedly orderedered is-baadhooyin. to stop the Wasakhgali minister return to Hamar
https://www.gedotimes.com/2021/09/26/de ... e-noqotay/
Repeat after me. Puntland administration are stealth secessionists
Moderator: Moderators
Says who ?^ Yes, absolutely. I, myself, have long argued the best way to address the persisting critical maamul gobololeed shortage, is to view the matter as national security threat of the highest order.
Guulwade II Jaalle Maxamed Cabdullaahi “Farmaajo” *^ Goobdoon, dadka kale wax ka sheeg hadii rabtid, laakin I urge you to refrain from bad mouthing our supreme leader, His Eminence, Farmaajo, yaan afka Ku qaloocane, ok?
Grown ups especially those who represent the region still resort to fighting with stone, causing serious wounds? Not long ago, xildhibaan Kijandhe caused much more damage to an innocent boy, is still at large & without repercussion.Xildhibaan reer Somaliland ah oo dhagax lagu dhaawacay
Wararka naga soo gaaraya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland ayaa sheegaya in saaka oo Arbaca ah si xun loogu dhaawacay magaaladaasi Xildhibaan Nuur Guruuje oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee maamulkaasi.
Suldaan Saleebaan Boqor Cismaan oo ka mid ah madaxda Dhaqanka Somaliland ayaa lagu soo warramayaa inuu dhaawac gaarsiiyey xildhibaanka, isagoo dhagax uga dhuftay madaxa.
https://www.caasimada.net/xildhibaan-re ... dhaawacay/
Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 38 guests