isreebreebka semi finalka siyaasada; Wadajir joins UPD and "N&N" joins Himilo Qaran.
inqilaabkii Rooble oo meesha ka saarey Farmaajo sidoo kale saameyn ku yeeshay chancekii Deni oo ahaa ama aniga ama Farmaajo hakala doortaan! (sheekada CBB Farmaajo vs Deni)
waxaa isku soo haray sadex camp
HG camp (Waayo Arag, Guuleed ama Rooble himself who knows)
2 Abgaal camp( Hassan Sheekh's UPD vs Sheekh Shariifs Himilo qaran)
Deni Camp oo loo badinayo inuu badali shaxdiisa maadama mooge meesha laga saarey oo dhinac kula gorgortomo pm
Sheekh Shariif qamaar ayuu cayaarayaa taxaalufka uu mooge la galey inkastoo qaar kamida kuraasta Jowhar asaga loogu shubay intii uu Hassan Sheekh wada qaadan lahaa
waxaa cad in Shariif uusan guuleysaneyn asgoo isku diray JL iyo PL oo codkooda aadi doono UPD ama HG candidate



