I wish it was the same shit kkkk
Sxb not only did you guys rob us you also gave us the senator seat we never wanted 2x two bahdilad. Like I said back to drawing board
Yaab badana. Marexanka waxaan bay ku xunyahiin. That's why they are having so many enemies. But celi got guul against Majeerten. If Marexan can't even be good to each other and help each other up, who are they to rise a nation full of mad tribes? This is why Siad Barre was rebelled against and Marexan got nothing in the end. You must always give to your own people first before you try to give to others, meanwhile dagaal ba bilaabay kursi dartiisa. Yaab
Somaliwayn baa waax la qaybsanaayna hada laga bilawo hada nahay beelwaynta Celi. Walahi Waa lagu Kala taagay meesha, awalba anaga isku kab kabi jirnaay intaa hada ka joogta. kuwo badan oo hortaan horeey uga darareey baa layabijiray, jufo walbo meeshay donaan ha ka dacan
Evel wallahi waan yaabi jiray waxa ay u neceb yahiin somalida marexan. afar iyo labatan sac "MAREXAN, MAREXAN, MAREXAN" Shir hadaa dad kale siineeno saas baa nagu dhacaayo. Eega majeerten. Jiffokasto independance bay heestaan. Ciise mahmoud dhul gooni iyo deegaan gooni, cumar maxmoud deegan gooni. Jiffo kasto wuu is saacidyeeya. Xataa haday heestaan siyaasad iyo dagaal waa wax yariis oone dadkooda baa ugu hormarsan, sheeko centralism ma jiro. Lakiin marexan waxbo ma hagaajin karaan, haday is hagaajin karin. Siyad barre nin fiican buu ahaa, wax walbo ay heestan asaga baa dhisay iyo asaga baa u sameeyay. Lakiin hada marexan maxay ka haleen? Inay malin kasto sheegaan marexan. Aniga waxaan dahooya inay isjaclaan iyo inay ilaaban qabiiladaan walan iyo inay hormar u fakaraan. War centralism daafa, MAJERTEN WAXBO MA KA GALIN SOMALIA XAMAR IYO KISMAYO BAY RABAAN. Ayaga waxa ay ku fiicanyahiin haday siyaasad sameenaayaan waxay ku sameenaayaan qabiilada shisheeye iyo waxaas baa u ixtaraama majeerten xataa hadeee yahiin dhabacyo xun.