Runtii ma rabin inaan ka hadlo waare laakin war uu meeshaan ku sheegay ayaa hada soo baxey markuu yiri in saldhiga baladweyne xamar laga soo magacaabo kan Jowharna xamar laga soo magacaabo
Waare waa idealist warkiisa kama shaqeeyo xoolaha koonfurta. waa markii labaad uu difaacayo Guudlaawe oo asaga khiyaanay oo reer Hiiraan khiyaanay oo jabiyay social contractgii maamulka ku dhisanaa kulahaa diyaarad baladweyne aadeysa oo Jowhar ka boodayso ayaa socda
Anaga Hirshabelle si aan governor aheen baan u maamulnay si Real FMS ah. Jowhar Gorvernor Guudlaawe waa dhaafi la yahay waxaana ugu wacan asaga waayo Reer Hiiraan waxey ku dadaaleen midnimada
Bal car afar jeeble Guudlaawe haka hadlo qaladkaan dastuurka maamulka lagu jabiyay ee la rabo doorashada baladweyne in lagu boobo
shariif ayaa Dabageed u yeerey maalin hore ileen guudlaawihii ay u boobeen doorashada hiiraan mamaamulayo. dabageedna waxaa ka xoogan gudoomiyaha gobolka ooy toos ula shaqeeyaan.
waare waxaas ayuu PL uga digayay laakiin meeshan afarjeebloland baa la dhahaa
aniga hada waa ku faraxsanahay waayo qof aan kula fariisaneyn oo magaaladaada dagaal la raba oo diidan doorashadeeda masterskiisa in la la xaajoodaa ka fiican.
carabtu waxay tiraahdaa عدو عاقل خير من صديق احمق
cadaw caqli badan ayaa ka fiican saaxiib doqon ah
from this under Waare
gaaljecel hirshabelle mp kaladire saying we are here to support farmaajo
to this under guudlaawe. Police are under Hirshabelle.