Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby sahal80 » Thu Dec 02, 2021 8:24 am

Ninkii Deni ahaa oo ka Xanaaqsan Dhacdadii ilmo diyaano ayaa markale abuubul ka dhexbilaabay MM marka waxa loo soo diray CCC oo ah candidate for the parallel election of Golaha qaran ee KMG(Labo sano).
:pac: :dead:

Last edited by sahal80 on Thu Dec 02, 2021 9:13 am, edited 1 time in total.

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby Kees70 » Thu Dec 02, 2021 9:02 am

Ustaad Sahal, waa war cad hada, that Beesha MM waxey isku dhiiban mjs even after getting betrayed by them just months ago.

It's clear for all to see that MM can't live nor breath without the guidance of their masters mjs.

Looks like CCC and Deni will be playing loops around the useless xoolo MM.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby sahal80 » Thu Dec 02, 2021 9:09 am

Ustaad Sahal, waa war cad hada, that Beesha MM waxey isku dhiiban mjs even after getting betrayed by them just months ago.

It's clear for all to see that MM can't live nor breath without the guidance of their masters mjs.

Looks like CCC and Deni will be playing loops around the useless xoolo MM.
:dead:

User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7771
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby ReturnOfMariixmaan » Thu Dec 02, 2021 1:23 pm

Lmao i wonder why he doesn’t go to the port of Bossaso his cousin sold. Fatboy needs a punishment :pac:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby Kees70 » Fri Dec 03, 2021 2:14 am

Ragaan la baxay midowga musharaxiinta.
Ee moqdisho jooga wax aay meesha ku hayaan maleh aan ka ahaayn ineey hooyooyinka iyo dumarka googoradaha ka siibtaaan.
Ragaan waxaaa isaga baxay lix(6) nin oo u ahaayd tiirka midowga musharaxiinta kuwaas oo farmaajo ka badbaadiyey 2 sano oo muddo kordhin ah.

1)#Xasan Ali khieyre reeysawasaarihii hore ee dalka mr qeeyre ayaa ka gaabsaday midowga musharaxiinta reeysawasaare qeeyre ayaa qaba in doorashada qaabka aay u soocto loo daayo.wuxuuna isaga baxay dhamaan shirarkii aay lahaayeen musharaxiinta.

2)#Xildhibaan mahad Maxamed Salaad kaas oo bud dhig u ahaay burburintii qorshihii farmaajo ee labada sano ee dalka,mahad salaad ayaa la midoobay team waayo arag iyo madaxweeyne qoorqoor wuxuuna isaga baxay qorshihii damujadiid iyo musharaxiinta faashiliinta noqday.

3)#Saadaq Cumar Saadaq(John) ninkii bilaabay halganka badbaadinta moqdisho, saadaq ayaa ku sugan dhuusamareeb wuxuuna doonayaa xildhibaan qaran oo kursigaas ayuu qoorqoor u xirayaa.
Saadaq oo ah ninka bilaabay burburintii farmaajo ayaa hadda la socda teamka qoorqoor.

4)#General Gacmo-dulle oo ahaay ninkii ugu Sareeyay ee hugaaminayey ciidankii badbaado qaran ayaa hadda isaga baxay kooxdaas wuxuuna la socdaa yaasiin fareey,iyo qoorqoor wuxuu ahaay ninka ugu saameeynta badan beesha degta waqooyiga moqdisho ee Abgaal wuuna isaga baxay kooxdaas.

5)#Saneey geelle iyo korneeyl xaadoow labadooda ayeeyba ka dhax tolan tahay oo dagaal ka dhaxeeya mana is arki karaan.

6)#Taliye geeylac oo ahaay sidoo kale ninkii farmaajo kaadida ku celiyey kana socday garabka hassan Ali khieyre ahaayna lafdhabarka badbaado qaran ayaa isagana isaga baxay.

Marka qolyahaan midowga musharaxiinta waxaan leeyahay adeerayaal cabaadkiina iyo yaa hawiye ahaay uma adkeeysan karnee.
Walaahi wax idiin hagaagaya malahee dadkiina gees ka raaca.

User avatar
vinshom
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 365
Joined: Mon Mar 10, 2014 6:05 am

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby vinshom » Fri Dec 03, 2021 3:11 am

Xadoole and Saney Cabdule will unite if beesha is under conflict. The rest of the things you have mentioned are not important.

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby Kees70 » Fri Dec 03, 2021 3:23 am

Even if all of abgaals united under the Gole Majerteen (aka Gole Qaran) transitional government headed by Xalweeyste Cumar ina Sharmaake as President, they still wont be able to surpass their clan areas in North Mogadishu like the February Badbaado fiasco showed us when abgaal Militia were stationed only in Kaaran/North Mogadishu.

So its a no brainier that for this Gole majerteen headed by Xalweyste President to succeed it will need HGs support to have maneuverability in all areas of Mogadishu especially South-central Mogadishu, but i doubt HGs will back this Gole mjs that MM are creating.

The Gole Mj the failed MM group are creating is a very risky move that might spark another war in Mogadishu.

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby Kees70 » Fri Dec 03, 2021 3:34 am

I hate useless farmaajo as much as the next guy, but bringing in an majerteen mashruuc Transitional government to replace faraamjo is guaranteed to back-fire hard and might result an all out-war again in Mogadishu, as no Blue-Blooded HG will support an Gole Mj Government led by Cumar Xalweyste iyo Saciid Deni, beesha MM are again playing dumb Politics.

Clearly Abgaal haven't learned from the majerteen betrayal done unto them just months ago, i guess learning from ones mistake where they got bitten isn't their forte, as Prophet Mohammed (SAW) said: : “A believer is not bitten from the same hole twice.”

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby sahal80 » Fri Dec 03, 2021 3:50 am

sidaan hada ka hor sheegay MM tactics waa leeyihiin laakiin strategy malaha

1-Qaladaadka ay galeen waxaa asal u ah Hirshabelle iyo Galmudug ooy qabiil ahaan uga aamuseen markii la dhisayay kadibna waa u hambaleeyeen waliba Hirshabelle waayo Galmudug waa hal beel oo maslaxadeeda ku socota laakiin Hirshabelle majority waa hiiraan 70% 25 kursi waa baladweyne. maamul sidaan ah ayeey qaladkaas ka gaabsadeen hadeyba taageerin waayo waa u tahniyadeeyeen mana fix gareen muda sanad ah sidee marka ku filanee in aad doorashadiisa ku guuleysatid?

reer hiiraan waxay gaareen inay dhahaan sideey uladhacsanaayeen boobkii guudlaawe haba ka danbeeyo farmaajo maadama ayaga eeda maamulka qaadan karin atleast waa la dheceen waayo hadii kale waxbey ka badali lahaayeen anaga jiiradeena waa ka aargoosaneynaa boobka doorashada waa soo dhaweynaybaa atleast siyaasiyiinta hirshabelle iyo banaadir baladweyne wax uma yaalaan ayagaana isku direen. cid diidan guudlaawe ma jirto waxaa la dhahey ok ka shaqeeya in wixii aad shaley heesateen nagu soo wareejisaan waxey ka shaqeeyeen in kurti kuraasta Jowhar koo badalo ooy madoobe iyo Deni kula safteen.

2-qaladka labaad waa xiligii badbaado qaran Xamar xoreysay waxay awoodeen inay ku gorgortakaan in MM madasha doorashada lagu daro ooy wax ka goaamiyaan doorashada. waxaa lagu cabey Rooblaa awooda lagu wareejiyay oon murashax aheen iyo xulufadiinii Deni iyo Madoobe laakin nimankii markii qoryihii la dhigay deni ayaa isa soo sharaxay madoobana waa taageeray xaa meel u yaal marka :pac:

3- qaladka ay hada galayaan waxaa lagu cabay si aan loogu arkin qabyaalad iyo 91kii waa inaad doorataan CCC saas ayaa hawiye iyo Daarood lagu mideyn karaa oo Deni iyo Madoobe taageeri karaan 2 sano kadibna deni oo hada uga dhimantahay PL ayaa isa soo sharixi doona
.waxaa kaloo la leeyahay Shariif iyo Hassan Sheekh kuma heshiin karaan cida hogaaminaysa Golaha Qaran ee KG
:dead: :deadrose:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby Kees70 » Fri Dec 03, 2021 4:07 am

:dea: :deadrose:
:pac: :dead: Golaha Qaran kuyee , ustaadow they mean Gole majerteen kkk :lol:

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby AbkoowDhiblaawe » Fri Dec 03, 2021 4:15 am

Gossip. There's no way CCW will lead the gole.

Hadal yuu idinka tagin.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby sahal80 » Fri Dec 03, 2021 4:54 am

What political cards MM have to say NO to him?

CCC will be like Rooble head of caretaker body to pave the way for elections same like Rooble but unlike him PL and JL will work with him

MM will split on subclan lines.

Kheyre was in Qatar when Farmaajo was there i think they brought them together to support the current process and now he is he is hiding in Turkey. Kheyre and Guuleed will run in this election and have better chances as Shatif and Hassan Sheekh are determined to boycott it.

i believe this Golo will serve more a politician from galmudug like i stated in my first post bc the alternative(Farmaajo) means a war it will also put more pressure on Rooble also HG are suspicious of Kheyre and Farmaajo meeting in Doha and this means to stay away from Farmaajo

Do i not believe in the conspiracy theory that says Kheyre and Farmaajo work secretly NO both Qatar are their masters also Kheyre have no principles. they reached some pro Qatar camp heshiis. all murusade mps will be back to back Kheyre.

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6000
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K
Contact:

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby gobdoon » Fri Dec 03, 2021 6:25 am

Hadi idinki wax ma tarayaal iyo dhuuni raac goorti xoga la siiyo Turki u cararaya noqoten, caasimadi wadanka joogtan dadkiina dariiq khalad ah ku taagten in la idin so gurmado oo saaxada iyo sida wadanku ku socdo la saxo maxa ku jaban
Waxan maqli jirey hebel wax ma waso waxna lagama wasi karo

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby mahoka » Fri Dec 03, 2021 9:24 am

Ustaad Sahal, waa war cad hada, that Beesha MM waxey isku dhiiban mjs even after getting betrayed by them just months ago.

It's clear for all to see that MM can't live nor breath without the guidance of their masters mjs.

Looks like CCC and Deni will be playing loops around the useless xoolo MM.
:dead:
Why are abgaal and hg so easily led by the darod?

Nubis
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3844
Joined: Mon Dec 14, 2015 7:40 am

Re: CCC lands in Xamar as candidate for Golaha Qaran ee KMG

Postby Nubis » Sat Dec 04, 2021 8:50 am

:up:

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 21 guests