Postby sahal80 » Wed Dec 22, 2021 6:41 pm
Aniga kama hadlin warqada wasiirka gaashaandhiga waayo daacaayada inuu Rooble dacwo ka wado waxaa faafiyay Gaarhaye aka abdiwahid khaliif. i used to listen to him before waagii aa nooga digi jirtay madasha qaran hada banaankuu iskeeney wuxuu noogu yeeraa MBB(Mooryaanta baraha bulshada)
wasiirka gaashaandhiga baydhabo uu la joogay Rooble iyo Goobe sooma iskama ma warqabin?
kulanka wasiirada bari ayaa taliyaha bada looga joojinayaa shaqada inta baaritaanka ku socdo tan oo farmaajo ka hor imaan doono
waxaa kaloo ku tusaya Farmaajo caawa wuxuu u yeertey odowada iyo fareey iyo xijaar iyo filish si aan xilka looga qaadin taliyihii qabiilist ahaa oo asaga uga danbeeyaan.