Wareysi waxaan dhageysanayay Waare ku dhahay Farmaajo waxaa laga sheegayay inuu rabo inuu Baydhabo u guuro "kuwaan(hawiye) waa i dhibeen" waa cabsadey
waxaa jira khayaar sadexaad oon aheen halaga saaro meesha iyo ha joogo sida hada uu ku joogo oo ah in xanibaad siyaasadeed la saaro oo laga mamnuucayo in cid siyaarato oo beesha caalamka iyo Rooble wadaan ayadoo amisom howshaas fulinayso si loo siiyo chance Rooble. intaas waa xageeyga maaha xaga waare. waa qorshe looga mamnuucayo farmaajo inay saraakiisha cuidamada u tagaan iyo madaxda maamul goboleedyada iyo wixii doorashada ku lug leh.
qorshahaan waxaad maqli doontaan hadii Farmaajo fakfak labaad sameeyo xanibaad siyaasases iyo safar lagu soo rogayo. afgambiskii fashilmay kadib war ma ka maqasheen ? wuxuu ka socdaa arintan lagu saarayo xanibaad gudaha villa wardhiigleey oo amisom ka mamnuuceyso in loo tago.
waare wuxuu sheegay in afgambiskii kadib Aduunka oo dhan meel Farmaajo uga soo jeesteen oo hada kadib jiri doonin Dawlad soo dhaweysata iyo mid uu u tago oo masuiliyada dhamaan Rooble lagula xisaabtamayo sanadkii tagey iska hilmaam farmaajo ayaa wali beesha caalamka ula dhaqmeysay madaxweyne xilgaarsiin ah laakin hada waa ka baxeen garabkiisa Rooble marka ma heesan doono excuse wixii sanadkan cusub ka danbeeya. Farmaajo Shabaq uu ku jiraa
Waare ayaa sharaxey maahmaadiisa Shidanaaba Shidan oon aniga horey ugu fasiray gafuur cawo ninkiisuu ku yaal. macnaha hadii adigoo meel mugdi ah ku jira ama guri kugu dumo ood qeylinaysid yaa ku maqlaya ama kuu jeeda? Farmaajo waa sidaas waxba uma jeedo aan ka aheen nolashiisa sidaas ayaan PO ugu fasiray maahmaadan Reer Hiiraanka laakin beentaa waa kulahaa. CBB qalad ay u fahmeen Farmaajo Shidanaaba shidan waa nin aan naxariis iyo sympathy laheen waxay la mid tahay let them eat cake qofaanba war ka heen xaalka asaga dhaafsan
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Let_them_eat_cake