Page 1 of 1

Her is Sahal desperately finding solution the Xawaadle mess in Beleweyn

Posted: Sun Jan 02, 2022 5:58 pm
by bashe19



:dj:

Re: Her is Sahal desperately finding solution the Xawaadle mess in Beleweyn

Posted: Sun Jan 02, 2022 6:44 pm
by sahal80
aniga ma taageersani dhinac waa ogahay dagaal inay waxba ku keeni karin waxaa ii daran amniga sumacada magaalada bas si aan doorashada loogu isticmaalin im against anyone who starts fitna at this time even xuudba ha ahaado

Cali Jeyte caaawa Al shabaab uu ka baqayaa magaalada ma soo gali karo waxaa heesta Xuud iyo Nuur dheere. intii magaalada lagu dagaali lahaa ay buuraha ula baxeen waa soo gadaal mareen jidadkii magaaladey ka xireen


buuro cid la ah uu iska garaacayaa xili magaaladii loo daba marey
:dead:



Nur Dheere in Baladweyne :russ:




last time Ali Jdyte was seen and now he calling odayaasha to let him in



Beledweyne(Radiohalgan.com)-Wararka aan ka heleeyno Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Gudoomiyaha Musuq-Maasuqa ee Gobolka Hiiraan Cali Jeyte ayaa la Aqbalay Codsiga ahaay in Magaalada Beledweyne Odayaasha dhaqanka Baladweyne, Cali Jeyte ayaa raalli galin ka bixiyey wareeradii ku qaday iyo Ka hadalkii Media.

Balse Odayaasha dhaqanka ayoow Ku hordhaqay Gaari Balse Wadahadal dheer kadib waxa lo ogaladay in Magaalada Soo Galo kadibne Gurigiisa aado.



Wada Hadla dheer Kadib Odayaasha dhaqanka,Col Nuur Dheere iyo Gen Xuud waa ogaladeen in hal wado Baas loo furo

Inta Badan Magaalada Beledweyne waxa Gacanta ku haayo Ciidamo aay Wataan General Abuukar Xuud iyo Col Nuur dheere ayaa oo Gudaha u Soo galay Xaafadaha kooshin iyo Xaawo-taako iyo Nuur-Xawaad Magaalada baladweyne halkaaso aay kula hadleen Dad Shacab Ah oo Bananabaxayo dhigayay,

https://radiohalgan.com/deg-deg-cali-je ... V2sSnzrNUg