Shidanaaba Shidan means let them eat cake qof careless ah oo dadka xaalkooda ka warqabin oo asagana nimcad isaga jira. waxaan ku fasiray gafuur cawo ninkiisuu ku yaal. hadii guri kugu dumo oo mugdi ku jirtid yaa ku maqlaya? Farmaajo iyo mucaaradka qeylinaaya dhagaxaantaas ku kor duntaa u dhaxeysa
Shidanaaba shidan ee CBB hees farmaajo uga dhigeen ilaahow nin aan wax ogeyn ha cadaabin
waxaa cajiib ah in hadalkii waare Farmaajo siduu noo barey waxa ay dawladnimada tahay iyo dastuurka oo awal buugaagta baa ka aqrin jirnay.
ugu danbeyn hadalkii waare in Farmaajo Xamar uga dhamaatey oo baydhabo u guurayo ayaa soo xoogeysanaya bal taas aan la sugno warbixinta gudiga inqolaabka fashilmay.
in it's original context



