Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

The scariest video I've ever watched about the Criminal Fahad and NISA!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21045
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

The scariest video I've ever watched about the Criminal Fahad and NISA!

Postby sahal80 » Sat Jan 29, 2022 4:01 am

its like the horror movies.

videogaan oo afar Xalqo ah hadaad daawatid wax yar Shaki kaama galayo in siyaasiyiinta Al shabaab disho NISA ay ka danbeyso sida ay infiltration qolo walbe ugu sameeyeen

Gudoomiyhii hore Hiiraan xiligii maxaakimya iyo TFG ay dileen "Al Shabaab" maalin dhaweyto wuxuu ka yimid Nairobi si uu u qaato kursiga Nuur Iiddle beyle oo Fahad yaasiin keensadey waxaa kula tartamaya sidoo kale Sanbaloolshe oo is ilaaliya dalka dibadiisana ku nool hadii uu xamar yimaadana tiknikada mucaaradka dhex jooga

laakin gudoomiyahaas isma ilaalin wuxuu tagey Xaafadeena nasteexo wadajir dadkii ololihiisa ayayba iibsadeen waana nin ganacsade ah oo lacag badan oo Xawaadlada amaana qoyskiisa leeyihiin

sidaas ayaa ii soo baxdey markaan daawadey videogaan sida NISA u dhex jabaaxdey JL iyo shaqaalaha Axmed Madoobe.

Yarkaan waa yar OG ah reer xirsi siduu sheegay wuxuu ka tirsanaa Ururkii Raaskambooni ee 2011 Qabsadey Kismaayo walaalkiisa ayaa ahaa masuul weyn oo ka mid ah hogaamiyaasha ururka xiligii ay Kismaayo Al shabaab ka saartey. adigu around 2014 ayaa walaalkiis la dilay oo u shaqeyn jiray dhanka sirdoonka JL kadib wax shaqo ma uusan helin waxaa lagayaabaa in Madoobe ka baqay inuu la yimaado awoodii walaalkiis oo kale. 7 sano ayuu shaqo ka sugayay mana helin. Kadib waxaa la soo Xiriiray NISA through criminal Abdirahman dheere markaas oo Fahad Kismaayo siyaartey waa xiligii kheyre tagi jiray(around 2018) laakin wuxuu yiri Fahad ayaa ka muhiimsanaa Kheyre oo watey diyaarad gooni ah iyo 20 nin oo hubeysan halka Kheyre waxba wadan hadana isku mar bay imaadeen diyaarada kheyraa wax yar horeysay!

meeshii ay isku barteen NISA iyo Abdirahman Dheere oo u u balamiyay Fahad. wuxuu yiri Abdirahman dheere xataa mobileka wuu ka dhigaa markuu fahad u tagayo si aan sawir looga qaadin ama cod looga duubin asxaabtiisa xataa kuma kalsoona!

waxay u balanqaadeen inuu siridoonka federalka la shaqeeyo oo xamar loo wareejinayo laakin waxay rabeen inay madoobe u isticmaalaan asagoo lagu sasabayo kismaayo ku sug shaqadaada!

waxay damceen inay howlgaliyaan xiligii doorashada JL 2019kii oo ciidamo itiibiyaan ah magaalada ku soo weerareen ayagoo ku dhahay meel hebel qabo ciidan ayaan cirka ka soo dajinaynaa xerada itoobiyaanka oo gurmad kuu noqon. waxaa loo soo shubay lacag asaga u khaas ah mar $30k marna over $200k oonba la xisaabin oo qatar diyaarado u soo saarto oo bank ku jirin

arintii uu diidey asagoon madoobe toos ugu sheegin uu la cararey madoobe waxay ka baxeen guriga madaxtooyada waxay aadeen guri dekada ku yaal oo kenya ilaaliso

Abdirahman dheeraa la soo xariirey oo ku dhahay xageed joogtaa? markaasuu ku yiri dhoobley si howsha kismaayo ugu dirin . isla markiiba wuxuu whatassp ugu soo diray misawirkiisa asagoo gurigii dekada jooga! maxaa beenta iigu sheegee? macanaha Shaqaalaha madoobe ayayba heestaan!
wuxuu ka sheekeeyay in xiligii doorashada Janan NISA la shaqeynayay oo uu lahaa awood ka badan kan madaxweyne ku xigeenka oo uu madoobe siiyay maadama uu doolow heesto. Janan ayaa marka gudiyada doorashada war ka maqlayeen wuxuu joojiyay mar doorashada oo lagu soo qoray pageka gudiga ayadoon gudoomiyahooda ogeen war yaa idin amrey? Janan!

janana ayagaa ku dhaheen baaji doorashada sidoo kale waxay isku dayeen inay saameyn doorashada ku lahaadaan ooy u mareen janan

ninkaan markuu la shaqeyn waayey waxay la soo xiriireen staffkii madoobe oo u sheegeen inuu ayaga la shaqeeyo oo uu sumayn rabo madoobe!

waxaa laga buriyay madaxtooyadii uu ka qadeyn jiray su uu kuwa raashinka kariya sun u dhiibin lagu dilo madoobe

yacni si aan caadi aheyn eey JL u jabaaxeen

ugu danbeyn asagoo Nairobi u socda(ileen waa daba socdaan meel kaste) oo Kismaayo ka baxay bay diyaaradiisii afduubeen oo Xamar ka dajiyeen sababtana waa diyaaradaha khaaska oo ku qasban inay la shaqeeyaan ayaga hawda somalia ayagoo ku jira ayaa arma la siiyay inay xamar ku soo leexato. sadex bistoolad ayaa lagu qabtey indhahaa laga xirey waxaa lagu tuuray godkii jilacoow waxaa la galin jiray baraago dadka lagu tiinbiyo oo lagu cadaabo qolol mugdi ah baranbaro badan oo markuu maalmo kadib ileyska arko indhaha ka dhici gaareen ileen uma baran cadceeda waxaa dusha laga saarey danbi Al shabaab waxaa lagu duray cirbad qatar ah oo dili gaartey kadib waxaa loola cararey isbitaalka turkida waxay ku dhaheen waa al shabaab waxaana diiday turkidii oo markii hore dhahay ninkaan ugu yaraan sadex maalin waa inuu isbitaalka ku jiro laakin markii la dhahay waa al shabaab waa diideen!

لاحول ولا قوة الا بالله لعنة الله على فرماجو وعلى فهد ياسين

ileen Rooble ilaah baa umada u soo diray oo uga aargooyay waa in maxkamed la saaro farmaajo iyo fahad markii doorashada dhacdo waa in loo diido fahad mp inuu baladweyne ka helo xataa haduu noqdo waa laga xayuubin doonaa wuxuuna ku danbeyn meel ka xun godka jilacoow!
لعنة الله عليك وعلى فرماجو

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5328
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K
Contact:

Re: The scariest video I've ever watched about the Criminal Fahad and NISA!

Postby gobdoon » Sun Jan 30, 2022 7:29 am

Fahad Yasiin wa axmaq aan nabad sugid waxba ka aqoon ileyn weriye Aljaziira bu aha, waxba istusay in uu noqon karo dictatorship Somaliya

User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 556
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: The scariest video I've ever watched about the Criminal Fahad and NISA!

Postby Rebelxx222 » Sun Jan 30, 2022 10:11 am

Sahal The criminal regime is the Dajjal of Somalia. They will use every means possible to eliminate you. Their motto is your either with us or better off dead! Alxamdulliah rabil Aleem Jubaland has survived their terrors and will continue to survive. Btw I know Abdirahman Dheere is a former Alshabab member and has connections to certain killings which I will not mention, but May Allah bring that criminal and his group to justice!

https://fb.watch/aSoXwMzW0H/

User avatar
TarTar
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1555
Joined: Sat Feb 08, 2020 10:37 pm

Re: The scariest video I've ever watched about the Criminal Fahad and NISA!

Postby TarTar » Sun Jan 30, 2022 11:37 am

niggas need to get over fahad. he bin exonerated. this obsession wit fahad bin weakening y'all federal government. u literally got niggas smuggling Yemini arms, ex pirates, n otha type of criminals coming out tha stealth secessionist enclave n ur worried about an intelicience guy who is only suspected by some people dat he did some shady stuff which other intelicence agencies do

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21045
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: The scariest video I've ever watched about the Criminal Fahad and NISA!

Postby sahal80 » Sun Jan 30, 2022 12:39 pm

Sahal The criminal regime is the Dajjal of Somalia. They will use every means possible to eliminate you. Their motto is your either with us or better off dead! Alxamdulliah rabil Aleem Jubaland has survived their terrors and will continue to survive. Btw I know Abdirahman Dheere is a former Alshabab member and has connections to certain killings which I will not mention, but May Allah bring that criminal and his group to justice!

https://fb.watch/aSoXwMzW0H/
laakin niyahow aad aan uga yaabay sideey JL u dhex jabaaxdey NISA waxaan aaminsanahay inay dili kareen madoobe si sahal ah laakin ay ka baqayeen in dabagal caalami ah lagu sameeyo waliba Kenya tusaale sawirada guriga uu madoobe u guurey markii ay madaxtooyada weerari rabeen rag badan oo OG ah ayaa ugu jira madoobe. waxay rabeen inay qaab kale u dilaan oon toogasho aheen. gudiga doorashada ay afduubeen.

This OG Ahmed Arab worked for NISA he is the one who told madoobe that Nasri works for NISA and he believed in him!! :lol:

User avatar
Rebelxx222
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 556
Joined: Fri Sep 17, 2021 7:25 am

Re: The scariest video I've ever watched about the Criminal Fahad and NISA!

Postby Rebelxx222 » Sun Jan 30, 2022 3:05 pm

Sahal The criminal regime is the Dajjal of Somalia. They will use every means possible to eliminate you. Their motto is your either with us or better off dead! Alxamdulliah rabil Aleem Jubaland has survived their terrors and will continue to survive. Btw I know Abdirahman Dheere is a former Alshabab member and has connections to certain killings which I will not mention, but May Allah bring that criminal and his group to justice!

https://fb.watch/aSoXwMzW0H/
laakin niyahow aad aan uga yaabay sideey JL u dhex jabaaxdey NISA waxaan aaminsanahay inay dili kareen madoobe si sahal ah laakin ay ka baqayeen in dabagal caalami ah lagu sameeyo waliba Kenya tusaale sawirada guriga uu madoobe u guurey markii ay madaxtooyada weerari rabeen rag badan oo OG ah ayaa ugu jira madoobe. waxay rabeen inay qaab kale u dilaan oon toogasho aheen. gudiga doorashada ay afduubeen.

This OG Ahmed Arab worked for NISA he is the one who told madoobe that Nasri works for NISA and he believed in him!! :lol:

This case is eye opening as it reveals that the regime will go to the highest extent to eliminate their opponents. Thanks to Hanoolato for giving this interview also for the Universal tv rant of Ahmed Arab. Who’s knows how many dirty spies there are out there. This is just the tip of the iceberg!!

For now the accuser and the accused should both be treated as suspects.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 42 guests