waxaan sheeguu qoray diidmada dhanka QoorQoor oo kaashanaya wasiirka amniga iyo Farmaajo oo khadka ka dansadey madama kala cararkii qiyaamihii galeen
Farmaajo: "sorry i cant help you no xildhibaan for guulwadayaasha HG what can i do its QoorQoor haduu kulane jiis ii soo sarey alfshukr" but Cali Qawsaar ma fahmin why kulane jiis get through puts the blame on QoorQoor and still making exuse for Farmaajo
daaiman khaainka meel cidlaa looga tagaa that is his story.
"Waxaan u Mahadcelinayaa Madaxda dowlada Federaalka oo sameysay dadaalkasta oo Madaxweyne Qoorqoor ay ugu qancin kareen inuu aragtidiisa badalo"