Page 1 of 1

Gedo elections

Posted: Sun Feb 20, 2022 4:29 pm
by GuleedWarsame

Re: Gedo elections

Posted: Sun Feb 20, 2022 5:05 pm
by sahal80
Rajo ma leh hadaanan JL lagu wareejin. only JL SEIT baa doorashada Gedo qaban karta. Rooble oo ku dhawaaqi doona markii meelaaha kale dhamaadaan inaan tan Gedo la qaban karin.

Rooble rajo haka sugin taas meel ku qoro dagaalka asaga iyo Farmaajo wuxuu gaarey wasiirka batroolka iyo hanti dhowrka.