Ceebeey tacaal!
i have been scrolling through her facebook not just she supports Guuleed but she is member if his SAHAN party
siyaasi ay guuleed ka jeceshahay ma jiro siyaasi ay Farmaajo ka necebtahayna ma jiro maba is dhehaysid gabadhaan baa dumaashidiis mar aheed malaha ninka waa horeey kala tageen farmaajo ka hor hadeeysan aheen qof aan caadi aheen
she used to be against Kheyre when he was in office calling him madaxdhuub but now saying no point in attacking him as shacab
She met Deni in Garowe munaasabadii heritage ooy sawir isla galeen waxa kaliye ay Deni ku taageerto waa Farmaajo la dagaalan waana ka hor intuusan isa sharixin who knows inay PM la rabtey
hadaan share gareeyo inta jeer eey Guuleed iyo Sahan wax ku saabsan share gareysay lama soo koobi karo waxaan soo dhigi qaar ka mid ah sida ay murashaxninada guuleed u taageerto from 2020. xishoodka ala idinka qaad wax walbe waa sheeganayaan xataa gabar ay isku jufo heese guuleed yihiin!
numberadaas baa u xisaabsan marka ay dhaheen Farmaajo iyo Deni ayaa heli 230 cod wareega koowaad