
dockayeerkaan Amiin la dhahaayo fiiri war ani Abgaal ma heesto waxaan ka hadlayaa hirshabelle powersharing. waxaa leedahay hawadle ima xukumi karo ironically Hawadle appointed all the current governor of middle shabelle and the mayors of jowhar and balcad when Guudlaawe cant appoint a goveronr for Hiiraan due to his situation the admin recognized him but he cant change Jeyte. his cabinet is the same appointed by waare nothing has changed so cagodhigo maandhow
Xataa dabageed kuma dhoco Cali Jeyte. madaxweyne ciise wax qeybsi ayaga waa kala madax banaanyihiin ayagoo hal maamul ah oo isku karsan. Sanbaloolshe iyo Dabageed waa hassan muuse saas uu ugu dhagan yahay maadama isku idayaal yihiin laakiin Cali Jeyte iyo Goodax kuma dhaco waa odayal kale hawadlana odayaal baa maamula. meelna ku qoro Goodax waa soo baxayaa asagoo cid walbe ka soo horjeeda including guudlaawe he called him reer baadiye iyo fahad iyo farmaajo.
lastly intee igala qabsatey Abgaal ma heesto adiga dartaana uma xumeynayo waxaan ka hadlaa hirshabelle wax qeybsi si furan as long heshiis lagu socdo im not against Guudlaawe being president. intaas aan uga baxay.
Jowhar Abgaal iyo hawadle isku mar ay imaadeen shaqo ay u soo doonteen warshadihii talyaaniga xildhibaanadii ay qaateen xiligii talyaaniga wax deegaan waxaa ku ahaa gaaljecel iyo jareer Sh hasaan barsane Jihad in Jowhar is well known
talyaaniga markey wadada dhiseen Xawaadle ayaa ku soo fidey kadibna wuxuu u baxay galbeedka Jowhar ee fog sida dhurweyle. gaaljecel waxaa u soi harey bas koonfurta Jowhar ilaa qalimoow oo moobileen osman ka bilaabanayo 30km from balacad
Aw Geedi Jowhar governor for over a decade oo xawaadle bas shaqaaleen jiray is another factor waana dhaxleen xiligii USC and in the administration till 2000 when mahamed dheere arrived. Hawadle strategy has changhed after their clash with HG as they became allied with Abgaal there they left Jowhar admin for them they have the best hotels in Jowhar and have autonomy in their side all the security is from them unlike of Gaaljecel where the security is Abgaal. dugoomiye ku xigeenka amnigana us hawadle
Abgaal waxey degaan bariga wabiga bal adiga fiiri ma u dhawyihin laamiga? mahadaay laamiga kuma taala waxaa aad jid cad ka baxa. mahadaay iyo jowhar waxaa u dhaxeeya deegaano badan oo xawaadle ooy ugu weyntahay buurane. airportka jowhar maxaa loogu safraa hal saac asagoo 17 km u jira Jowhar? laamigaga maaha wuxuu u dhaxeeyaa tuulo jareer ah iyo tuulo xawaadle ah dhanka galbeedka wabiga. abgaal uma dhawa waa bariga wabiga airportkana waa galbeedka. intaas cashar hakuu noqoto hadaadan rumeysana ii sheeg tigid baan kuu jari geeley Xawaadle ah ayaa saacadaha kaa furan hadaad marti laamiga jowhar ka baxa
mapkaan baro baxar jareeraa noo dhaxeeya bariga wabigaa xigtaa
waa kuwaan tuulooyinka min Jowhar ilaa hiiraan ee hawadle
highway going through hawadle. airport should be here 4km from Jowhar but mohamed dheere was a avoiding hawadle who had isbaaro in buurane and built it next to the jareer at where it reads shiidle next to abdallah salaads name. look A bgaal baxar jareer ah baa noo dhaxeeya oo dagaalyahano ah iskuma dhawin xataa they r allied with Hawadle against Abgaal. they r at war with Abgaal but at peace with Hawadle. laamiga koonfurta Jowhar Gaaljecel that why Guudlaawe cant go to Balcad by land
isbaarist Guudlaawe since beeshiisa laamiga Jowhar heesan wadadaan uu u dhisi la yahay ay ku safraan 17km from Jowhar takes more than 1 hour to reach Jowhar not sure but they say warsangali Abgaal ganacsato relatives of Guudlaawe took qandaraaska mana dhisin