Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

first Doorasho furan in Baladweyne live

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Sat Mar 19, 2022 11:09 am

Xildhibaan ka laandheersan ooka ka xaniinyo weyn Goodax Barre malaga helayaa baarlamaanka Somalia? ninka inta caayey Guudlaawe oo reer baadiye qabiilist ah ku sheegay oo ka soo horjeedey inuu baladweyne tago oo Dabageed hadana caayay oo yiri waxna ma qoro waxna ma aqriyo ka waran hadana gacantiisa ku qortay ergada jufadiisa oo soo baxaya? name him in any FMS? Hassan Sheekh aa Jowhar horistaagi waayey macaadallahi Farmaajo iyo Fahad iyo Guudlaawe oo xabsi guri Baladweyne ku jira miyaa hor istaagi kara? :myman:

Congrats Goodax in advance!

Beelaha XL oo xal dhexdooda gaarey Goodax oo ka soo jeeda Jufo aad u weyn wuxuu u qoray 57 ergo labada kalana min 22(others 44) laakiin jufadiisa ayaa murashixiin badan leh oo hadey isku biiraan second round aglabiyad heesta hadeey u tanaasulaana waaba wareega koowaad 57

Axmed Agoon oo ka kooban
Ciise jabriil(Jufada Goodax, waxaa ka soo jeeda Sandhool guure iyo Sh Ali jimcaale baan fili)
Cigalle Xaaji( Siyaasi Abdullahi Gacal iyo Facebooker Abdallahi Salaad)
Yabaal
Saciid ciroole
Gudwaaq
iyo kuwo yar yar

labada kale waa
Xasssan Agoon
iyo Cabdi Agoon

caawa ayaa lagu dhawaaqi ergada sadex kursi oo labada XL laga heshiiyay. dhamaan beelaha XL jifo kaste si is la eg ay u qeebsadeen marka laga reebo jufada goodax oo tiro badni uu ku saleeyay maaha Dhalyo(Majority rules minority)

kan sadexaad waa kursiga Gaaljecel ee la isku heesto Amino UPD ooy kula tarmayaan caanooy oon u badiyay hada ka hor iyo Cumar faaruuq oo Fahad wato hadii la furo aamina ama caanooy ayaa mid soo bixi

kursiga Goodax HOP63


ex minister Cabdirizaaq cumar asaga wuxuu heestey 2016 40% hada waa lala simay jufooyinka kale wiil aan la wadan ayaa la tartamaya. Wajiyada qadiimka lama jecla sida Qoono oo isaga baxay waxaana 40%gii ka hor istaagey dabageed la mid maaha Qamarji Goodax laakin jufadiisa waa jeceshahay la mid maaha qoono oo ilaa carta ku fadhiyay.
Beledweyne waxaa la filayaa in goor dhow la shaaciyo Gudiga soo xulista Ergada kuraasta #HOP63, #HOP135 iyo #HOP11,


Goodax aa adeerkiis ah!



Tartan Adag between ex security minister and a young guy



User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Sat Mar 19, 2022 12:26 pm

Hirshabelle SEIT wey ka saartey pageka it's not fake one anaaba soo galiyay



Kursiga Goodax marna muran kama taagneen last time he had 61 ergo out of the 101 he made some tanaazul :lol:

kursiga muranka dhaliyay wuxuu ahaa kan Abdirizaq omar mana aheen xirid iyo furid ee waxay aheed ergada in si siman loo qeebsado oo Dabageed taageeray sidiibaana hada dhacdey laakin goodax uma soo gali karo asagaa heesta odayaashiisa waxay ku heshiiyaan ayuu soo gudbiyaa

kii shirwac iyo bilan ku tartameen heshiis ayaa lagu ahaa. Guduumiyaha hiiraan oo ah de facto ruler ayaa dib u dhigay kadibna midka shirwac ka wareegay

kuraasta XL lama xiri karo kaliya ergo qeybsiga ayaa la isku heestaa waa soo dhaaftey sheekada iixir lacag qaado





User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Sat Mar 19, 2022 2:41 pm

Laandheere Banaan degey :myman:


User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Sun Mar 20, 2022 5:33 am

Diini oo shaley kursuga aamino u boobay cumar faaruuq ayaa Guudlaawe eryay islamarkiiba waxaa taageerey Rooble dabageed oo diini ka danbeeyeyna waa hurdaa :lol:

labada kursi ee XL waa furnaayeen laakiin ergada kursiga jaaljecel waxaa kurti loo qoray cumar Faaruuq oo Fahad iyo Farmaajo wataan. maanta ayaa murashixiinta shahaadada la siin rabay barina doorashada waa arkeynaa wixii ka soo cusboonaada labada dhinac


Diini reaction
https://fb.watch/bSL1gps5sQ/






User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Sun Mar 20, 2022 7:32 am

mucaaradka Hawadle oo la wareegay SEIT

waxaan aad maqleysaan Guudlaawe vs Dabageed been waaye waa Hawadle mucaarad vs Hawadle muxaafid

Guudlaawe amingiisa qatar ku jira waayo F&F dabageed ayay la safan yihiin yaa meesha ku heynaya? Xalay ay mucaaradka amnigiisa damaanad qaadeen una keeneen yar aad u neceb Nuur beyle oo faceboogiisa ku share gareyna heeso ka dhan ah. Nuur beyle waa ninka F&F wataan





new gudoomiye shares anti nuur iidle link. anaga danaa noogu jirta in nuur iidle nin ku lid ah yimaado. kadib guudlaawe wuxuu wacay rooble oo uu shaley ka dhuuntey. SEIT rooble ooy hoostagaan waana aqoonsadey gudoonka cusub. waa dharbaaxo farmaajo iyo fahad ku dhacdey oo guudlaawe difaaci waayey sidaasna dabageed uga sgaqeystey.



kacdoonkagirl


pro minister abdirizaaq site



Goodax ayaa iska maamusha

musharax yarka facebooga ku jufo ah oo sababay in kursuga Samiira xaaska speaker mursal loo xiri waayey inside madaxtooyada lanagalaay let alone ciidamada goodax iyo sanbaloolshe oo ka jufo weyn. waxa qayilaya waa ciidankiisa oo goobta doorashada ka soo horjeedo



User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Mon Mar 21, 2022 1:37 pm

Last edited by sahal80 on Mon Mar 21, 2022 2:18 pm, edited 2 times in total.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Mon Mar 21, 2022 1:56 pm

waxaan aad uga xumaadey CBBda Guudlaawe oo nagu camirtey cidaan ayadaa Baladweyne iska leh cidna ma hor istaagi karto cidna wax uma furi karto ayagaa xataa Gudoomiyaha SEIT ee cusub ku keensadeed inuu buuxiyo booska Diini oo ku jufo ah cid kale oo hawadle ah xataa iskuma sharixi karin booskooda iska daa beelo kale ee hadii Guudlaawe sidaan asaga sameeyay muxuu u furiwaayey kuwa Jowhar iyo beelaha kale ee Hiiraan oon XL aheen? soo maxbuus uma aha ayaga? :pac:

hanagudhagina naga fuqa :arrow: :lol:




Last edited by sahal80 on Mon Mar 21, 2022 2:31 pm, edited 1 time in total.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Mon Mar 21, 2022 2:21 pm

Mp Abdirizaaq vs Tuure





User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Wed Mar 23, 2022 2:09 am

Saan horey idiinku sheegay Goodax asagaa qoray shaxda ergada beeshiisa oo ah inuu jufadiisa ka badan half codadka siiyay waxaan kaloo sheegay inay ugu murashixiin badan yihiin hadaba dabageed ayaa qashin ka soo buuxiyay meesha 6 ka soo jeeda reerka Goodax sida mayorka halka labada jufo oo kale ergadooda ka dhaxeyso sadex musharax

after Goodax i support Xiirey xooghayaha banaadir waa nin mucaarad ah oo Cali yare ka daba hadla



https://fb.watch/bWu-BGWWoE/







Xaaska Speaker Mursal Mp samiiro waa isaga baxdey tartanka markii loo xiriwaayay thanks waxaana furey murashaxa ka tartamaya oo hubeysan



Last edited by sahal80 on Wed Mar 23, 2022 2:44 am, edited 1 time in total.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Wed Mar 23, 2022 2:24 am

Buraale oo ka guuleystey Samiira

waakan yarka ka adkaadey Samiira.
markaan oo kaleey Sheegtaan CBBda guudlaawe arin Xoog lagu kala baxay iyo beeshiisa oo taageertey.

canugaan waceysle oo lagu dhacay dhuusamareeb kuraastooda ma oga miyaa in Baladweyne uu ku yimid guudlaawe sarkaalkaas reerow Xassan dartiis? yaa masheesha u jooga ama kaga soo horeeya.


kaba qaadaha Guudlaawe oo raali galin siiyey "wiillii Reerow hassan" intaan.... :russ:


"waxaa la doortey" waa nin lagu soo xulay inuu yahay Cabdalle Samatalis oo diini ka soo jeedo saasna gudi uusan ku jirin loogu darey :lol:


Xoog aadan laheen markaad sheegatid tanoo kalaa dhacda :russ:




Hirey Rooble waa ninka kaliye ee Maamulka Banaadir xor ka ah.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Wed Mar 23, 2022 2:48 am

live
https://fb.watch/bWyz0SKA9t/

Shaley galab waxay u baaqatey xogo amni darteed maadama ay badnaayeen habeena sii galeysay waxaa la goaansadey in subaxdii la qabto
Last edited by sahal80 on Wed Mar 23, 2022 3:36 am, edited 2 times in total.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: first Doorasho furan in Baladweyne live

Postby sahal80 » Wed Mar 23, 2022 3:17 am

update

Motherfuckers qashin ay ka soo buuxiyeen ergadii Goodax halka kuwa kali ay kaligood ka muuqdaan

magacyada aad maqleysaan dhan goodax ay ku share yihiin


Goodax is out Guudlaawe CBB is happy now like golfyare motherfuckers


Mohamed Dahir :32
Abdi Eid : 20
Mohamed Idle : 10
Godah: 10
Nadar: 9
Hirey Ahmed : 8
Habeeb: 5
Yonis: 4
Afrah: 2

1 cod waa qasaaray.

Agoon jilaafo ayagaa isjilaafeeyeen nacalaa udinkutaa.


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: SadSayyid and 28 guests