Ma riwaayad ba shavabka loo dhigayaa wax rubuc qarni ka badan.

Moderator: Moderators

The US ambassador just killed any hope for ictiraaf:Markakan hadet shaqayn weyso wey isdhiibayaan dee, irske last chance do or die.
Ma riwaayad ba shavabka loo dhigayaa wax rubuc qarni ka badan.
![]()
The ambassador repeated what most everyone know, that Waqooyi Galbeed is gobol or maamul goboleed of Somalia. Muuse Biixi & his few inner circles trying to go around the reality hasn't worked and won't work. Any chance of inctiraaf is up to the wishes of 'walanweyns', but won't allow it.Mareykanka oo war aysan ku farxeyn Somaliland kasoo saaray booqashada Muuse Biixi ee Washington
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Larry André ayaa sheegay in safarka madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi ee Washington uusan waxba ka beddeli doonin mowqifka dowladdiisa ee ku wajahan Soomaaliya.
Muuse Biixi ayaa waxaa Washington ku casuumay hay’adda daraasaadka siyaasadda ee Heritage Foundation, oo ah hay’ad siyaasad ahaan u janjeerta dhanka siyaasadda midigta.
André, oo wareysi gaar ah siiyey warbaahinta Garowe Online, ayaa sheegay in inkasta oo Washington ay xushmeyso guulaha Somaliland, haddana ay weli u aragto gobol ka mid ah federaalka Soomaaliya.
“Muuse Biixi, madaxweynaha gobolka Somaliland ee Soomaaliya, wuxuu Washington DC u booqanayaa si iskiis ah. Wuxuu la kulmi doonaa kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda ee Afrika Molly Phee,” ayuu yiri.
Safiirka ayaa mar kale adkeeyey midnimada Soomaaliya iyo sida ay dowladda Mareykanka uga go’an tahay.
“Dowladda Mareykanka waxay aqoonsan tahay madax-banaanida iyo sharafta dhuleed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee xuduudaheeda taariikhiga ah oo ay ku jirto Somaliland,” ayuu yiri.
https://www.caasimada.net/mareykanka-oo ... ashington/


The boon tribe has failed to free its sister tribes of qurjile and wasakhgeliMarexaan midgos maraykan cannot give u somaliland don’t ever dream it
dude how many times did i say it this bashe19 nigga is cagderMarexaan midgos maraykan cannot give u somaliland don’t ever dream it



Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 20 guests