Page 1 of 2

Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Tue Mar 15, 2022 8:36 am
by sahal80
KG and Galmudug finished.

waxaa muuqta in usbuuc sadexda kale ku darsadeen marka laga reebo arinta Gedo

JL 20 remained(4 from kismaayo and 16 from Garbaharey. one new mp from kismaayo dead so that will make it 21 )
Hirshabelle 13 remained(7 Baladweyne, 5 jowhar. one seat is missing)
Garowe 6

3 days was added by PL!

waxaa loo qeybiyay labo group
1-Hirshabelle Farsamo
2-JL Khilaaf siyaasadeed

Hirshabelle waxay qaadan usbuuc inshallah waa arin farsamo

Safiirka mareykanka oo cusub ayaa la yimid siyaasad cusub oo cadaadis ah marka waxaa laga filanayaa inuu arinta Gedo soo dhexgalo oo Farmaajo iyo Madoobe loo taliyo oo xal dhexe la keeno waxaa kaloo jirey Gudigii Rooble ee Gedo goaan ka gaari lahaa

Farmaajo oo ka hor dhacaya safiirka mareykanka iyo Gudiga Rooble ayaa Madoobe wadahadal dadban la furey oo u moodid arin aan sheegi jiray inuu aqbalay oo aheed in Xildhibaanada Mx ee Gedo 50/50 u qeebsadaan waliba ree luuq iyo reer doolow oon sheegi jiray maaha kuwa 6 also a visit by "a senior JL official to Garbahaarey" could be maxamuud sayid dabcan airportka ayaa Amisom lagu wareejin ka hor sidoo ka hor amniga garbaharey ayaa wax laga badali

waxaa arintaan sii xoojinaya Xubnihii JL ee Gudiga Rooble ee Gedo oo dib u ugu noqdey Kismaayo taas oo ka dhigan inay heshiiska Farmaajo iyo madoobe ka mid tahay.

arintaan maaha official waa wadahadalo hoose oo JL maamulayso doorashada Gedo sida qoondada haweenka iyo beelaha kuraasta lagu qorayo waliba Farmaajo ayaa leh hebel sida abdullahi carab kursigiisa naag ku qora marka JL aa maamuleysa doorashada Gedo waa sidii uu qoorqoor iyo Guudlaawe u weydiisanayay camal

wadahadalaadan ayay beesha caalamka ka warsugeysaa waliba safiirka mareykanka oo seeftiisa u soofeysneed!

one of the options i used to mention all the way along was 50/50 compromise on kuraasta Gedo between Madoobe and Farmaajo as the only way election to take in Garbaharey. Madoobe was ready for it for a long time its farmaajo who is forced to accept it now and this is not about the the non mx 6 its about splitting the 10 mx between them!
" Evaluation Committee to Gedo!
PostMon Mar 07, 2022 6:20 am

Meeqaan xogtaan idiin sheegayay xalka kaliye ee Gedo u harey 50/50 maaha kaliye 10 kursi ee beesha dhexe(oo ka kooban pro madoobe iyo pro Farmaajo) bal kursiga ugu muhiimsan waa kursiga Cabdullahi Carab oo dartiis Rooble Farmaajo ugu diiday inuu maalo G16

waa inoo dhawaan ha cararina! :ufdup:"

update

JL oo qabaneysa 4 kismaayo 21ka bisha

speakerka waa laga gaari karaa laakiin ramadaan waa nala gashay doorashada madaxweynaha :lol:

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Tue Mar 15, 2022 10:49 am
by sahal80

236 elected 39 remained
NCC Zoom meeting is expected over the speaker elections and the outstanding issues.

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Tue Mar 15, 2022 5:01 pm
by sahal80
waa wareey war doorashadaan ma dhamaato miyaa april 14 oo la dhaarinayo xildhibaanada iyo Farmaajo oo ka soo dhex hadley laftagareen oo ka hor yimid asagoo dhahay goaanka waxaa leh NCC

Cadaadis Safiirka mareykana ka yimid ugu danbeyn JL oo ku dhawaaqdey kuraasta Gedo in doorashada la qabanayo 2 week gudahood ayadoon cadeyn meesha ay ka dhaceyso. ma waxay la sugayaan wada hadalada socda mise sida Gaylan sheegayo waxay ku qaban Ceelwaaq? wali waxaa dhiman faragalintii safiirka mareykanka ee dhinaca Farmaajo the ball in Farmaajo court(jawiga garbahaarey ay ku xirantahay)

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 12:41 am
by TarTar
3 governors r late but only 1 of them doing it on purpose

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 2:25 am
by sahal80
wadahadaladii in ceyriin wax lagu qeebsado ee sirta ahaa ma burbureen?

Maamulka Gedo oo ku dhawaaqay in 43 xildhibaan ee JL dib loogu doorando Garbahaarey maaha kaliyaG16 :lol:

"Soo dhawaada dadka Kismaayo lagu boobay kuraastooda" :lol:

according to this guy xildhibaanada Gedo waabo diyaar!

QoorQoor oo asna ka hor yimid jadwalka xildhibaanada

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 3:11 am
by TarTar
good move by garbaharay. madobel hold up their seat so they got tha rite to hold kismayo election. all tha people madobe robbed come to garbaharay :troll: here is a nice arrangement. roble n farmajo split kismayo seats. if election gonna be robbed, it mite as well be done tha prez n pm of the ex italian colony

Uhuru backed governa for kismayo not allowed to steal garbaharay seats. god help madobe if he gets 1 on 1 with bulle, gorgor n haram'ad

Image

:ufdup: rebel2x n teeri put a leash on ur dog bashe19 if u don't like wut i said. i know he is cagder claiming marehan to attack somaliland :Shrug:

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 8:20 am
by sahal80
Waa idiin sheegay safiirka mareykanka ee cusub seeftiisa waa soofeesantahay

wiiftooyinkii Laftagareen iyo Qoorqoor uu qashinka ku darey Fahad waa ku daayay :pac:

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 8:56 am
by Kees70
:ahh: kkkk the cbb langaabs already started their calacaal

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 9:00 am
by Rebelxx222
Tatar don’t mention me again. I try to avoid you since you tend to be delusional & very hard to understand. I don’t know what you are getting at. You bring no benefit discussing in the politics section since you always tend to blabber about Somaliland & Darood. Please i advice you to take your daily meds and go talk to a wall somewhere else.

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 10:17 am

please ignore this mult-nicker, loser and troll in my threads just post your opinion he wants to hijack my threads. Darbiga hala hadlo maba fiiriyo aniga. Thank you.

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 10:18 am
by sahal80
:dead:

Farmaajo oo isku boojeynaya shirar beelaha laysugu qataarayo ayaa Rooble gadaal uga yimid.

Khalaas Xildhibaannada cusub ha isku soo aruuraan si loo dhaariyo oo doorasho loo aado.

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 10:53 am
by Kees70
:dead:

Farmaajo oo isku boojeynaya shirar beelaha laysugu qataarayo ayaa Rooble gadaal uga yimid.

Khalaas Xildhibaannada cusub ha isku soo aruuraan si loo dhaariyo oo doorasho loo aado.

:russ: :dead: :deadrose: walahi oo bilahi you made me laugh out loud.

Rooble gadaal ayuu ka yimid, walee ninki Rooble imtixaan ayuu u noqday Farmaajo iyo Fahad. :lol:

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 3:23 pm
by Rebelxx222
Tatar don’t mention me again. I try to avoid you since you tend to be delusional & very hard to understand. I don’t know what you are getting at. You bring no benefit discussing in the politics section since you always tend to blabber about Somaliland & Darood. Please i advice you to take your daily meds and go talk to a wall somewhere else.
please ignore this mult-nicker, loser and troll in my threads just post your opinion he wants to hijack my threads. Darbiga hala hadlo maba fiiriyo aniga. Thank you.
Ugaas the Mods need to do something about these trouble makers always derailing a thread with their stupid nonsense
:meles:

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 4:28 pm
by sahal80
our New ally destroying CBB :myman:

Re: Three FMS are late for the deadline of March 15 what will happen next?

Posted: Wed Mar 16, 2022 10:27 pm
by sahal80
QoorQoor waa soo hoobtey waa nooca cabsi ku shaqeeya :lol: