Muuqaalkani waxaa la duubay maalintii Farmaajo loo sameeyay labo sano oo muddo korarsi sharci darro ah balse markii danbe fashilmay!
Gabdhahani waxa ay dhammaantood taageersanaayeen meel marinta muddo korarsigaas sharci darrada ahaa, Mana jirto ilaa iyo hadda xildhibaannad dib loo soo dortay inta ay ku laabatay deegaan doorashadeeda.
Maalin dhan oo qaylo iyo aflagaado ah kaddib, hadda dhammaantood waxa ay ku waayeen kuraastii ay ku fadhiyeen, maxaa kaaga baxay? aragtidaada
Cali Aadan Muumin.




