
im just joking Ustaadow

horta niyahow mashruucaas waxyaabihii uu yuulka ku baxay ma ogtahay inay ka mid aheed oo uu aad Goodax u hor istaagey markuu ahaa wasiirka gudaha waxaa la saftey guuleed oo rabay inuu North mudug galmudug ku daro marka HG iyo XL dagaal ay u dhan yihiin lagama guuleysto ee yaanan la isku keen soo jeedin qolo walbe dhinaceeda wax haka shabsato.
Yuulka intaan laga qaadin wuxuu joogey Garowe dhowr agendaa laga lahadley inuu xassan sheekh ka hor imaado oo ay protectgareyn doonaan iyo in Hiiraan uu ku daro galgaduud oo koonfurta mudug ku darin si markaas automatically hawiye caasimada u waayaan hadii jowhar iyo Banaadir isku soo haraan koonfurgalbeedna waa sameesneed
Yuulkaa soo laabtey asagoo leh vision216 halaga saaro mudug dhan waxaana ku qornaa galgaduud iyo mudug inay state noqdaan. sababta goodax ugu kacay taas bay aheed ma aheen inuu xassan sheekh u hiilinayay. hassan sheekh waaka faaideystey Farah abdulkadir dartiis buu u tuurey.
aniga waa ogahay qorshaha ugu weyn ee Deni in caasimada tahay waagii hore waxba kama qabin hadii ay GLk yo noqoneyso waxaan aaminsanahay in hogaanka hawiye dhinac u dhacaayo oo mushkiladooda Xamar tahay Baladweynana dhaqaalo ahaan u fiican tahay waxay noqonee afgooyada new capital, Hawadlana after HG noqonaayaan laakiin xataa taas waxaan u maleyn inuu Deni ka cararaayo oo Rabo boosaaso oo kale ama Garowe caasimada PL meeshuu rabuu geesan karaa. Caasimada baarlamaankaa laga badali dastuurka oo lacag iyo ciidan loo isticmaali.
Gedo Cbb lagayaabo inuu hawiyaha kicinaayo wax loo soo dhiibay laakin saas wuu dhahaa deni.