Mahad haka gaarto Raysulwasaare Rooble oo noo furay mashaariicdii nalaga xirey
waxaa socda mashariic badan oo xal waaro loogu helayo fatahaada markey dhamaato waxaa loo soo jeedsan airportka
Dhibaatada ugu weyn ee Baladweyne ka jiri jirtey waxay aheed meel la dhoho helikilyo oo ku taal waqooyiha magaalada. waxaa ka imaan jiray biyo barbarsocda kuwa wabiga ooy markii danbe gudiga fatahaada caro tuur u sameeyeen. hada waxaa loo sameeyay kanaal wabiga uga dara gadashaasha magaalada dhanka bari. kansalkaan asagoo maran ayaan bil ka hor arkey laakiin waan hilmaamey meeshaan ku arkey gadaal baan ka soo galin hadaan helo.
Meesha ugu daran ee biyaha ia jabsanjireen dhagaxjibis ayeey kanaal kale isaga darsoomayaan oo loo sameeynayo buundo labaaad si dadku u kor maraan. biyahaan maaha wabi waa biyihii buuraha oo laga leexiyay wabiga sidoo kale hadii fatahaada helikilyo dhacdo waa kanaalkii qaadi lahaa oo gadaasha magaalada wabiga uga dari lahaa
biyahaan oo hada loo sameeyay kanaal qaada.
Diversion canal
https://fb.watch/c4YERscWH7/
meeshaan waa meesha biyaha ka fakan jireen oo hada kanaal loo badalay waa la xirey unta laga dhisayo. kanaalka helikilyo oo 4km ah iyo kan ayaa laisku darey
https://fb.watch/c4Wj1L_cXo/




