bisha april waa bishii foosha Somalia isbadal weyn ayaa dhici doona kaas oo saameyn doona maamulgoboleedyada loogu yeero "Reer gareen"
Farmaajo doorasho uma diyaar aha markii hore waxay ka aheed boob laakin markuu arkey natiijada maamulada gobolada dhexe wuxuu Gedo ka dhigtey hostage uu doorashada ku joojiyo afgambisna ku bilaabo
Hadaba maamulada laftagareen, Galmudug iyo Hirshabelle mala hari doonaa qaar ka mid ah intaanba doorashada madaxweynaha la gaarin?
Rooble wuxuu heestaa cardka aqoonsiga wasaarada gudaha kii la rido waa waa udhameyn karaa haduu rabo ama aqoonsan karaa
tusaale hadii qoorqoor la tuuro Rooble wuu taageeri karaa tuuridiisa
maamulkii Farmaajo la safta waxaa ka dhici doona qalaaqal sida Galmudug iyo KG
QoorQoor inuu la dego ayaa suuro gal weyn ah oo bioskiisa Al Cadaala Gelo wasiir ku xigeenka warfaafinta
laftageen waxaa lagu heestaa kuraas uu ka midyahay kursiga wasiirka difaaca hadii loo doorto axmed madoobe gudoomiyaha baarlamaanka talada Digil&Mirifle ayuu la wareegi asagoo kaashanaya wasiirka difaaca iyo Rooble
waxaan waa intaan la gaarin bisha may oo doorashada madaxweynaha dhaceyso




ustad sahal disparaging his own hawiye governorates. hirshabele n galmudug. "reer gareen"
plz anyone save us from farmajo