Desperate CBB discovered now the incompetence of Farmaajo
Posted: Thu Mar 31, 2022 11:58 pm
CBB kids oohintii baa ka dhamaatey waxay moodaan wax walbe inay waarayaan ma oga in Farmaajo uu nasiib badan yahay haduu intaas Xamar dhex joogey asagoon heesan taageerada JL iyo PL waxay aad uga ooyayaan Rooble laakin mid ayay hada arkeen oo ah the incompetence of Farmaajo oo shaley nooga dhigayeen "genius" inuu haa
threadkaan waxaan sameeyay isla bishii uu magacaabay Rooble oon macluumaad qatar ah siidaayay sida inuu ahaa Damjadiid associate ooy isku khilaafeen bas inuu lacagtii ololaha hassan sheekh wax ka bixin waayey asagoo u arkey khasaaro.
miskiin Farmaajo waxaa Rooble u keenay Fahad oo group Shiikhaal ah oo Islaax ah ka dhaadhiciyeen inuu laheloow half shiikhaal ah yahay oo magaca bas HG ka yahay ayagana waxaa usii dhisay wasiir Sheekaalow oo la shaqeeyay Rooble
Farmaajo maba ogeynba Xiriirka qadiimka ee Damjadiid iyo Rooble
maaha kaliye Rooble ee Dalka dhan ayuu ku falaadey tusaale Qabiilada waa weyn ee HAG uusan hal mid ka heesan xildhibaan taageersan kadib markii uu kurti antagonize gareeyay sida beesha aan ka soo jeedo oo maanta xildhibaankii asaga laga uriyo soo bixi karin. Mowliid ku xigeenka FEIT oo isa sharaxay ayaa suuqa gashtey Farmaajaa ila dagaalsan
Farmaajo dagaalka beesha dhexe ee hiiraan wuxuu ku saleeyay Fahad Yaasiin oo sheegta Hiiraan oo neceb beeshaas.
HG 3.5 sano uu la dagaalamay markaasuu xukunka ku wareejiyay doorashada ka hor. hada AAW ninkii uu weerari jiray aka wallahi sidii AAW ayuu idiin liqsiin doonaa extension is on phone with Rooble 24/7 waa la taliyihiisa aan ka gaban inuu xataa baraha bulshada u marsiiyo fariintiisa wuxuu noqdey MP
Murasade waa uga baxeen hal cod kama heesto
Abgaalkii uu martida u ahaa oo siyaasada ku soo darey hasheegin madaxdoodii uu weeararay.
The real genius is Rooble and Damjadiid oo uu afkooda u galay. Abdullahi Nuur wasiirka Amniga iyo Abdullahi Carab todobaad ayay ku maqan yihiin Jabuuti iyo UAE Star warka hada socdana meelahaas ayaa laga hagayaa ismaaciil Geele dirtii oo dhan iyo malaayiin ayuu u balan qaadey si meesha Farmaajo looga saaro sidoo kale UAE malaayiin ay ku bixinaysaa in Farmaajo meesha laga saaro
Farmaajo G16 iyo afar kale waa laga reebay doorashada baarlamaanka hadii mar la doorto speaker mucaarad ah asaga ayaa madaxweynaha noqon xiliga kala guurka oo la shaqeyn Rooble. waa himilo iyo Damjadiis Dawlad oo keenaya madaxweyne ayaga ka socda!
"Hadii aan shaqsiyadiisa u laabto Rooble waxuu ahaa mucaarad aad u xanta Farmaajo iyo Khayre labadaba muusan jecleeyn laakin Khayre ayuu sii necbaa sababtoo ah aad bay isu yaqaaneen waagii hore laakin marki Kheyre PM laga dhigay si xun ayuu ula dhaqmay hal mar ayaa nin dawlada ka sgaqeeya si dhib leh ku kulansiiyay, mar kalana shaqo ayuu xafiiskiisa u tagay. messageyo badan ayuu u diri jiray laakiin halmar uma jawaabin hadda isagi ayaaba PM ah maanta, Khayrana wuxuu ka tuugayaa inuu xafiiska asaga kala wareego! waa iska xaal adduun
Taariikhdiisa haddaan ka hadlo waxuu ka yimid markiisa hore wadanka Sweden. Early 2000s ayuu Xamar tagay. Waxuu la saaxiibay Damjadiid through Guuleed. He was not Damjadiid persay but he was Damjadiid associate.
Marka waxaa dhacay marki Xassan Sheekh madaxtinimada u tartamaayay 2012, ayuu Xassan sheekh saaxibadiis lacago qaaraan ah ku kala qoray. Waxuu u baahnaa lacag uu kaambeeynka doorashada ku galo. Rooble waxaa ku soo aaday US $2000 inuu bixiyo. Robole wuu diiday, waxuuna ku dhahay Xassan Sheekh ninyahoow madaxwayne ma noqoneeysid ee anaga culeys hana saarin. Waxi markaas ka dambeeyay Damjadiid weey tuureen. Marka Damajadii mar hore ayeey kala hareen."
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 0&t=401306