Gudoomiyaha Reer waqooyi
Ku xigeenka koowaad Galmudug&Hirshabelle
Ku xigeenka labaad(JL&PL)
Maadama shaley Galmudug heesay(Bukhaari) Jiiradaan Hirshabelle ayaa rabta waxaana ka sharaxan senator Canjeex oo ah Xawaadle
Maadama Shaley JL heesay ku xigeenka labaad (Mowliid) waxaa jiiradaan u sharaxan PL(Sareedo)
waxyaabaha ee CBB la fahmiwaayeen in gudiga doorashada aqalka sare nin KG ah loo dhiibo waa qabiil darteed maadama aysan aqalka sare meel ka soo galin sida Dir, Daarood iyo Hawiye.
waxaa jira kooxda la baxdey mataanaha ceelbuur(Dhageey iyo Dhagdheer) oo raba inay waayoarag xamlad ugu galaan inay qaadtan gudoomiye ku xigeenka koowaad waase arkeynaa this is Hirshabelle time




