karaash ayaa la sheegayaa inuu asagana damcasan yahay iskushaandheyn wasiiro oo sameyn rabo oo ay ku jiraan wasiiro waaweyn!
isku dhaca karaash iyo Deni waxay saameyn xoogan ku yeelan doontaa xildhibaanada ku cidka ah karaash oo uu qaar wax ka soo xulay.
Deni PL gacan bir ah wuu ku heyn karaa maadama Karaash awood ciidan iyo mid deegaan ku laheen Garowe laakiin maadama uu musharax yahay waxay u geysan naafeen siyaasadeed khaasatan xildhibaanada sool
MM sources waxay sheegayaan in focuska weyn ee Deni hada yahay PMka inuu helo oo uu u yimid Xamar sidii uu wax uga ridi lahaa Farmaajo iyo second round gorgortan murashaxa uu ugu shubi lahaa isbadalkaan ku yimid Deni ayaa waxaa ugu wacan asagoo ku hungoobey Safarki UAE oo dhaafiwaayey kulankii DP World. hadaadan heesan lacag ma shaqeynayso. xildhibaanadii Deni Kheyre ay u qaraabteen




