waxaa bilowdey olole mucaaradka iyo Deni ay Kheyre ku shaambadeynaya Farmaajonimo
Kheyre waa mid ka mid ah 4 muraxshax ee isku soo hari doona oo hadii Farmaajo ku jiro una tanaasulo labada finalka midka mid ah noqon kara laakiin xogaha badanaaba waxay sheegayaan in Farmaajo teendhada imaan doonin
Kheyre iyo Farmaajo ma isku midbaa mise waa kala duwan yihiin? siyaasada gudaha waa iska mid laakin tan dibada ay ku kala duwan yihiin sida Kenya oo Qatar calaaqo la leedahay. gudaha Kheyre xaaskiisa waxay ka soo jeeda burco wuxuu xiriir dhow la yeelanka karaa siyaasiyiinta waqooyi waa meelaha ay asaga iyo Farmaajo ka kala duwanaan karaan. dhinaca maamulka kheyre waa micromanager faraha lagala howsha dadka ka hooseeya halka farmaajo asaga toos u qaban hoosha laakin siyaasadiisa ay ku socdaan ama uu ku taageero wixii ku fikir ah laakin ma jiri karo PM Kheyre la shaqeyn kara. Dhinaca mushaaraadka iyo kordhinta dalhliga waa uga wada horeeyaa Farmaajo iyo kuwa kale. Kheyre waa big whale oo tuugada kaluunka yar cuna marka kaligiis aa wax cuni kara taas oo lacag badan save gareenaysa!




