Dharbaaxadii Sagootinda Farmaajo; laba maalin ka hor ceyrintiisa oo Qalbe dhagax soo noqdey!
Posted: Thu May 12, 2022 12:11 pm
Waa iska Xaal aduunyo Farmaajo oo la burinayo iyo Qalbidhax oo soo galayo. xafiiskii argagixiso looga aqoonsadey oo Qalbidhagax lagu soo dhaweeyay walee Rooble waa owliyo ilaahey soo direy. waxaa la ii sheegay "In Farmaajo ku qaldamey tusbixiisa" oo laga wado miskiin aan waxba ogeeyn(tabliig laheloow ah) oo xukun ka zaahid ah. waa run xukun muu doonan laakii seeftiisuu farmaajo iyo Fahad ugu dhameeyey
https://fb.watch/cY_b79GuGq/
https://fb.watch/cY_b79GuGq/