Moderator: Moderators

Haduu dhulbahante ahaan lahaa saas maad oran laheen. Qabileste baad tahayWa mare CCSh golaha wasiir ma ansixin ee side Mahad u ansixin, teeda kale Barlaman ba wax ansixiya ban maqli jirney, mise meesha farsamo xumo ba ka socota, teeda kale qof walba wa Somali jago wa lo magacabi kara, lkn qof hadi lo diro hawl ka so bixi karin cidi magacawday ba ku ceboobi
Muxuu taliyaha cusub ee NISA Mahad Salaad horey uga yiri dilkii Ikraan Tahliil Faarax?
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad waxaa uu ka mid ahaa xildhibaanadii hormuudka ka ahaa u ololeyntii sidii ay cadaalad u heli lahaayeen qoyska Ikraan Tahliil.
Markii bishii November uu soo baxay warka ku saabsan dilka Ikraan Tahliil ayaa waxaa uu Mahad Salaad shaki galiyay cidda ka dambeysa dilka isaga oo taliyihii xilligaasi ee Nisa Fahad Yaasiin ku eedeeyya dilkeeda.
“Al-Shabaabka Fahad Yaasiin sheegay in ay dileen Ikraan Tahliil waa ISAGA. Isagaa dilay, duugayna Ikraan Tahliil. Ehelada Ikraan waxaan kula talinayaa in ay furtaan gal dacwadeed Fahad ka dhan ah,” ayuu ku yiri qoraal uu bartiisa Facebook soo dhigay.
Mr Mahad ayaa marar badan ku celceliyay waqtii ay doonto ha qaadatee in Ikraan iyo qoyskeeda ay caddaalad heli doonaan.
“Qof anaga naga mid ah inta uu nool yahay insha allah kiiska Ikraan Kama hari doono inta caddaalada la horkeenayo dambiilayashii shaarka dowladeed idinku dhibaateeyay” ayuu 24 March ee sanadkan ku soo qoray bogiisa Facebook.
Maadaama imika loo magacaabay taliyaha hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka, ma cadda tallaabada uu Mahad Salaad qaadi doono ee ku aadan kiiska Ikraan Tahliil.
https://www.caasimada.net/muxuu-taliyah ... il-faarax/
I am opposite what you think, friend, and believe and destructive the system of every reer wanting some one from their Qabiil given to best portaveleos, I mean what kind of society are We when we measure value of an individual their QabiilHaduu dhulbahante ahaan lahaa saas maad oran laheen. Qabileste baad tahayWa mare CCSh golaha wasiir ma ansixin ee side Mahad u ansixin, teeda kale Barlaman ba wax ansixiya ban maqli jirney, mise meesha farsamo xumo ba ka socota, teeda kale qof walba wa Somali jago wa lo magacabi kara, lkn qof hadi lo diro hawl ka so bixi karin cidi magacawday ba ku ceboobi

Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 29 guests