Boob iyo dhac siyaasadeed bu ku jiraaa Garguurte, lixlaha inaanu tabareysan ku tuur bu kujiraaa. MOTION OF IMPEACHMENT IS INAVITABLE.
Ufiirsada intaanu prime minister magacaabin, ayuu magacaabi doona taliyaha Xoogga, taliyaha Boliiska, madaxa immigration iyo jagooyin kaloo badab, mana aha wuxuu toos xaq ugu leyahay, Cabinateka promote ugu geeynaya isaga.





