Hassan Macalin hogaamiyaha Daljir walaalkiis Xuseen macalin(damuumaaye) oo mar taliye amni u noqdey Farmaajo balse lagu buriyay walaalkiisii dartiis "Markuu ka soo hariwaayay HG" ayaa ah la taliyaha Amniga Hassan Sheekh, waxaa wasiirada lagayaabaa inuu ku biiro Abdi Caynte oo ah wiilka hogaamiyaha Ala Sheikh Sh yuusuf Ceynte oo kadanbeeyay Xisbiga daljir oo u noqday garab siyaasadeed waxaana xooghayihiisa ah Axmed Fiqi
waxaa Dawladaan saameyn ku leh Abshir Bukhaari oo ka mid ah daljir. Doorashada ka hor ayuu bukhaari ka dalbadey hassan Sheekh unuu ka dhigo gudoomiyaha banaadir wuuna ka yeelay maadama uu ku jiray weak position laakinse hada waxay ka socon weysay dhanka reerka goofka oo taageeradooda banaadir hassan sh ku tiirsanyahay wuxuu kaloo bukhaari la yimid pm laga diiday
Abdirahaman Abdi shakur oo ka mid ah ala Sheekh ayaa loo wadaa Galmudug qoorqoor kadib hadana ah wasiirka gargaarka ee dadban
Wuxuu hassan Sheikh ka shaqeynayaa inuu isku helo taageerada beelaha hawiye dhamaan asagoo iska ilaalinaya qaladkii 2016 ee No more Abgaal
PL waxay adeegsan jirtey mucaaradka gudaha hada hassan Sh ninmankaan waa iska jeediyay Sheekada Geylan waa raqiis
according to geylan Deni ayaa qabtey shir reer PL sir ah oo hassan Sh ka soo horjeeda una qabtey 120 maalin. hada waxaa moodaa that he is fishing in a murky water. war HAG waa israacdey haku lu goin
talk about Deni as you like but no clan bashing.
https://fb.watch/dMj0kYXM6-/






