Ninkii aad ogeeydeen Shaley xaalkiisa ee Sanad raadinayay aqoonsi ayaa hada ka "odayeeynaya siyaasada Somalia"
wasiir PL oo Deni u kaambeeyay oo sir badan kashifay wuxuu yiri waxaan ku tala galsaneeyn in ka badan 80 cod wareega koowaad laakin waxaan helnay ka yar intaan filaynay(65 or 64) oo waliba ninkii meesha fadhiyaan ka hormarnay(mr 59 cod)
waa na la qiyaanay(?)
wareega labaad waxaa noo sawirnaa scenario oo in nala isku keen isbahatlysan doono(Hawiye) wayna dhacdey
PL waxaa u sawirneyd Farmaajo vs Deni kadibna Deni loogu shubi doono
aniga sheekadan waa taan qashinka ku darey hada ka hor. Farmaajo iyo Deni waa isku share 124 ay heleen sidii 2017 dhacdey oo beeshaas heshay wax intaa ka yar wareega koowaad. majorityga codka Hawiyaha ay aadaan (195) 2 Daarood ma noqon karaan in the second round
Al ustaadka debunking this theory. kulahaa HAG 100 cod in the first round
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 1#p5020178
Xildhibaan waxaan aqaan aan Daarood aheen oo Deni lacag ka cunay oo armored car ku gatey una codeeynin malaha 80ka uu ka mid ahaa
Axmed Madoobe wuxuu heli mudo korarsi maadama uu mediator noqanayo. Shirar Kismaayo ka dhaca fisha.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =742346877