Hargeysa xaalku wa isbedeley oo waxay u muuqata xiligi dadka la caburin, tageerida midnimo Somali iyo calanka buluuga
Sheikha khudbada ka akhriyey ciida oo weeraray madaxda ama dadka xujeyda xajka gudanaya ku tilmamay ama ku eedeyey qaran dumis
Sheikh wuxu yiri SNM ba dumise qaranki Somali marka wa khalad in xujeyda lagu tilmamo qaran dumis




