Isniin, July 11, 2022 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa beenisay warar ay baahiyeen warbaahinta Israa’iil oo sheegayay in madaxweynaha Soomaaliya uu sahminayo xiriir diblumaasiyadeed oo lala yeesho Israel.
ⓘ
Succes, said Emarates is mastemaind from this fake news and traying rabishly EEYDA Israel.
