Axmed Madoobe oo rabay inuu Hassan Sh kula kulmo Nairobi ayuu Kenya u sheegay inay safirkiisa joojiyaan. sidoo kale Deni oo meeshii uu Nairobi sii mari jiray markuu Dubai u socdo halkaas uu kula kulmo masuuliyiinta DP World in AdisAbaba marey waliba wasiirka maaliyada Abgaal oo Nairobi ku sugayey ayaa AdisAbaba kula kulmay!!
Dawlada Kenya ayaa Ka danbeysay inta booqashada Hassan Sh ka dhaceyso inay Madoobe iyo Deni Imaan Nairobi.
Mahad Salaad oo galay booskii Fahad iyo Kulane jiis laakin waa barnaamaj aan horey u sheegay oo Card Gedo loo istcmaalayo ayadoo JL la hoos geenayo oo loo sameynayo gudoomiye ay doortaan. there are no permanent friends only permanent interests.
Axmed madoobe sanad ayaa u harey sidaan sheegay maalintii la magacaabey Xamse 15 june waxaa jire qorshe ah inuusan dastuurka badalin oo labo mar bas u ogol. axmed madoobe oo ka hordhacaya waqtigeeda ayaa hada raba inuu badalo maadama ay dawlada cusub tahay laakiin markii la gaaro xiligeeda ayay ka hor imaan ayadoo Kenya loo marayo
"aintaan aa Gedo loo sameyn doonaa inay gudoomiyaheeda doorato Xamze waa taageersanyahay wuxuu u arkaa Maamulka Madoobe maamul jabhad ah oon fidsaneyn wuxuu rabaa mushaarako balaaran oo mx xor ku yihiin laakin nin OG aa wali JL hogaamin doona. Madoobe markuu cusbaa uu dastuur meel ka soo copyeestey dhahay laba mar ka badan isma sharixi karo qodabkaas aa looga taqalusi dionaa inuu dastuurka badalin ooy diidi doonaan xamze iyo hassan sh markaan weydiiyay siyaasadiisa JL ku aadan laakin nin OG ay ku badali si fikrada looga gado OGaadeenka iyo Kenya. laakin maamul furfuran oo "North korea" aheen aa laga dhigi JL. I heard xamze is better for mx than a Mj pm oo madoobe uga danbeeya waayo waa ninka wax badali kara oo la deal gareen kartid intaad qof sadexaad u mari laheed"
https://www.somalinet.com/forums/viewto ... 7#p5026021
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0482911474





i'm the deputy pm of the ex italian colony. ready to do the job if hamsa fails