Siyaasada Somalia kama baxeyso kooxeysi iyo qabyaalad
laakin Farmaajo hal wax uu ku soo kordhiyay oo ah in madaxweynaha, Pmka iyo speakerka isla shaqeeyaan taasoo ka dhigan awooda inay aruursantahay waloow uu waxba ku keeni waayey markey timaado maamulgoboleedyada
qoladaan cusub waxay isku dayayaan inay Farmaajo ka qaatan "meelaha u hirgalay" sida PMka oo uu sadex sano iyo bar uu barnaamajkiisa ku fushadey iyo awoodii uu isticmaalay maamulgoboleedyada iyo mucaaradka iyo kala furfurka ciidamada iyo dhisida ciidamada cusub ee badalay sida haramcad iyo gorgor iyo kumanaan eritrea loo diray waxaan dhan waxaa loo marey kheyre. Si siyaasada hassan Sh u fusho waa inay heestaan PM la mid ah Kheyre oo ka imaanya beel ku cusub kursigaan bal ka sii ah Damjadiid. Farmaajo markuu ka baxay siyaasadiisii hore oo HG macaabay waliba sacad Damjadiid associate ah gacantiisuu isku toogtey barnaamajkiisii dhana waa kala daatey
amaa meelihii uu Farmaajo ku fashilmay sida maamulgoboleedyada oon cod siin marka laga reebo KG waxay rabaan inay ka soo saaraan dad ay isku xisbi yihiin dabcan Farmaajo xisbi ma laheen ee wuu abaalsheeganayay anoo kuuu xoogay guudlaawow kursigaaaga reer hiiraan baa leh anaa ku saarey qoorqoorow HG kuma keenin ayagiina dantoodey ka raaceen ugu danbeyn marka laga reebo lafta gareen uu abti u yahay
KG iyo JL iyo Hirshabelle iyo Galmudug waxaa loo wadaa rag ku xisbi ah
waxay kaloo uga duwan yihiin waxay leeyihiin hal maamulgoboleed ma tuurayno ilaa ay ka dhameystaan waqtigooda si aan loogu arag inay federalismka la dagaalamayaan laakiin ay kuwoida saaraan ayaga ka dib!
waxaa meesha ka bixi doonta siyaasadii kablalax iyo PunJub si kale hadaan u dhigno PL bas ayaa tareenka ka maqnaan doonta!
waa siyaasad u dhaxeysa before Farmaajo iyo after Farmaajo. si loo fuliya marka Deni iyo Madoobe iyo Hassan Sheekh saaxada ma wada deeqdo
