Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby sahal80 » Tue Aug 02, 2022 8:33 am

Hassan Macalin wasiirka Dastuurka iyo cadaalada from murusade waxaa lagu garaacayayaa Kheyre legacy waxaa loogu talo galey inuu muqaayada ka damiyo

Doodishe wasiirka Amniga gudaha waxaa lagu garaacayaa Farmaajo. UPD oo wadata siyaasad anti jufada dhexe ee Mx ayaa ninkaan boorka ka jafay. 2012 uu diiday booskii pmka ee saacid galay sababo la xiriira "inuusan saameyn ku lahaan karin beesha" laakin hada reer Gedood iyo darafyada caabudwaaq bay wataan halka reerkii hore wasiiru dawle Aw xirsi hor boodayo!

mj wasiirka dibada Mideeye oo ah mucaarad iyo ku xigeeno loo sarifay waa waayeen wasaaradii labaad waa loo sarifay

HG waxaa la dhihi karaa milkiilayaasha xukuumada oo dhabta ah

Fiqi gudaha iyo federalka; Bukhaari wasiiru dawlaha madaxtooyada, booskiisii hore Al cadaala wasiiru dawlaha warfaafinta
XL aad ay uga xunyihiin wasaarada la siiyay tareenka waa ka degi rabaan laakin wasaaradaan wasiirkoodaa ku dhagey hadii sanbaloolshe ahaan lahaa wasaarad ka muhumsan buu qaadan lahaa. waxaa jira ganacsi sir ah oo ka dhaxeeya hassan sh iyo Gacanyarihiisa xle oo qaraabo dhaw la ah walaalihiisa isku hooyada yihiin kaas oo lacag kaga qaadan karaan oil brokers iyo facilitation payment. Farmaajo lacagta uu gashtey swisserland banks oo qaraabadiisa ka ahaayeen wasiir ku xigeen iyo agaasimaha wasaarada batroolka shidaalkuu ka helay.
with 2 million budget
https://imgbb.com/QPcp66v

waa ku faraxsanahay in wasaarada qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga gone to reer Hiiraan Gugundhabe waa wasaaradii Jamaal nagu cunaqabateeyay Hiiraan is now in a better position :blessed:

Deputy PM oo la siiyay ku wii u badnaa "dirty waqooyis" waa muhiim nimankaan Farmaajeey aad u taageereen maadama ay SL ka quusteen

mukhtaar roobow iyo wasiirkii hore ee difaaca oo soo noqdey wajiyo cusub KG oo lagu garaaci karo lafta gareen

siyaasada gudaga hassan sh khibrad uu u keeyahay tan dibada uu ka dhintey oo itoobiya iska horkeenay

https://www.facebook.com/10004455999835 ... qykjFWD1l/

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby sahal80 » Thu Aug 04, 2022 4:40 am

Dadku waxay ku mashquulsan yihiin wasaarad A iyo wasaarad B iyo C

laakin aniga saan qabo wasaaradaha waxaa ugu muhiimsan labo nooc oo kala ah Awoodaha iyo Dhaqaalaha. Awoodaha waxaa qaatey HG sida Gudaha, federalka iyo Dib uheshiisiinta
waxaa ku xiga Aminga gudaha ooy hoostagaan Policeka iyo NISA oo MX la hoosgeeyay. tan HG ay dan ugu jirtaa maadama aysan heynin Abgaal iyo XL midna oo dhinaca dhaqaalaha u leexiyeen! Doodishe iyo mahad Salaad ayaa isla shaqeyn.
cumaaman waxay ku xirantahay nidaamka iyo madaxweynaha xiligaas jira hada siyaasada UPD uu fulinayaa laakin waa wasaarad muhiim ah
waxaa ku xiga Dastuurka iyo Cadaalada waa muhiim waxaa hoostaga dastuurka, maxkamadaha, ciidamada asluubta iyo xabsiyada. Xassan macalin wuxuu ka shaqeyn doonaa baahinta awoodaha madaxweynaha, Shan sano in laga dhigo his term ooy hoos ka wadaan iyo tan ugu muhiimsan abuurida maamulgoboleedkii lixaad Banaadir State

Dhaqaalaha. Maaliyada oo D&M aadey oo leh wasiiru dawlo Abgaal ah waxaa kaloo laga jarayaa waaxda canshuurta oo ku kooban Banaadir taas oo muhiimadeeda meesha ka saari doonta!! waaxda canshuurta waa hayad mustaqil ah laakiin banaadir ay dan ugu jirtaa.
Qorsheynta iyo maalgashiga oo aadey Baadicade gugundhabe oo maamusha mashaariicda iyo deeqaha dhaqaalaha
batroolka iyo macdanta waa wasaarad oo ka masuul ah kheyraadka dalka waa wasaarad miisaaniyad badan saan horey u sheegayo oo lacago badan shirkadaha dibada ka hesho waana meesha madaxweynayaasha maal badan ka raadsadaan ooy u dhiibaan qof ka ag dhaw.
Gargaarka oo HG si dad ban u maamusho AAW miisaaniyad sir ah loo sameeyay

waxaykaloo mudulood oo heleen wasiiru ku xigeenka ganacsiga iyo warshadaha oo muhiim ah iyo kan dibada

Dawladaan waa Dawlad HG first, Hiraab second, aniga hadii aan helo Hirshabelle, laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo mashaariicda Hiraab heshiis ah atleast waa ka baxaynaa cunaqbateyntii SAHAL iyo Farmaajo

Sanbaloolshe oo wada kulamo xildhibaanada ku ansixinayaan xukuumada. ninkaas hoos uu u qodan yahay :lol:

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =742346877

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1505403903

Qabyadii HAG ee hassan sh :lol:

"SOMALI HESHIIS AH DUNIDANA LA HESHIIS AH" ha iga harto :dead:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby Kees70 » Thu Aug 04, 2022 9:50 am

Ustaadow please tell us, why doesnt President HSM not kick out that failed dictator wannabe Farmaajo who is living among Hawiyes in Mogadishu???

farmaajo need to be karbaashed and send to prison ASAP.

User avatar
MrSinister
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2797
Joined: Sun Sep 18, 2011 5:35 pm

Re: Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby MrSinister » Thu Aug 04, 2022 10:14 am

HSM is making too many internal and external enemies. At this rate, Somalia will be back to transition period with meetings in djibouti.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby sahal80 » Thu Aug 04, 2022 10:30 am

Dadku waxay ku mashquulsan yihiin wasaarad A iyo wasaarad B iyo C

laakin aniga saan qabo wasaaradaha waxaa ugu muhiimsan labo nooc oo kala ah Awoodaha iyo Dhaqaalaha. Awoodaha waxaa qaatey HG sida Gudaha, federalka iyo Dib uheshiisiinta
waxaa ku xiga Aminga gudaha ooy hoostagaan Policeka iyo NISA oo MX la hoosgeeyay. tan HG ay dan ugu jirtaa maadama aysan heynin Abgaal iyo XL midna oo dhinaca dhaqaalaha u leexiyeen! Doodishe iyo mahad Salaad ayaa isla shaqeyn.
cumaaman waxay ku xirantahay nidaamka iyo madaxweynaha xiligaas jira hada siyaasada UPD uu fulinayaa laakin waa wasaarad muhiim ah
waxaa ku xiga Dastuurka iyo Cadaalada waa muhiim waxaa hoostaga dastuurka, maxkamadaha, ciidamada asluubta iyo xabsiyada. Xassan macalin wuxuu ka shaqeyn doonaa baahinta awoodaha madaxweynaha, Shan sano in laga dhigo his term ooy hoos ka wadaan iyo tan ugu muhiimsan abuurida maamulgoboleedkii lixaad Banaadir State

Dhaqaalaha. Maaliyada oo D&M aadey oo leh wasiiru dawlo Abgaal ah waxaa kaloo laga jarayaa waaxda canshuurta oo ku kooban Banaadir taas oo muhiimadeeda meesha ka saari doonta!! waaxda canshuurta waa hayad mustaqil ah laakiin banaadir ay dan ugu jirtaa.
Qorsheynta iyo maalgashiga oo aadey Baadicade gugundhabe oo maamusha mashaariicda iyo deeqaha dhaqaalaha
batroolka iyo macdanta waa wasaarad oo ka masuul ah kheyraadka dalka waa wasaarad miisaaniyad badan saan horey u sheegayo oo lacago badan shirkadaha dibada ka hesho waana meesha madaxweynayaasha maal badan ka raadsadaan ooy u dhiibaan qof ka ag dhaw.
Gargaarka oo HG si dad ban u maamusho AAW miisaaniyad sir ah loo sameeyay

waxaykaloo mudulood oo heleen wasiiru ku xigeenka ganacsiga iyo warshadaha oo muhiim ah iyo kan dibada

Dawladaan waa Dawlad HG first, Hiraab second, aniga hadii aan helo Hirshabelle, laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo mashaariicda Hiraab heshiis ah atleast waa ka baxaynaa cunaqbateyntii SAHAL iyo Farmaajo

Sanbaloolshe oo wada kulamo xildhibaanada ku ansixinayaan xukuumada. ninkaas hoos uu u qodan yahay :lol:

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =742346877

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1505403903

Qabyadii HAG ee hassan sh :lol:
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =742346877

"SOMALI HESHIIS AH DUNIDANA LA HESHIIS AH" ha iga harto :dead:

Ustaadow please tell us, why doesnt President HSM not kick out that failed dictator wannabe Farmaajo who is living among Hawiyes in Mogadishu???

farmaajo need to be karbaashed and send to prison ASAP.
when HG decides you know they inherited him so they have soft spot for him. joking

Farmaajo waa dhamaadey waxaa ka soo harey unuu facebook Dahir alasaw kula tarmano i got 1 million followers :pac:

focuska waa PL(dhinaca baarlamaanka) asaga awalba Dblock ma heesan haraadigiisa waa laftagareen marka inta xukuumada laga anisixinayo iyo inta laftagareen laga sagoontinayo by december publicity looma sameynayo mr 59 cod qaaqlaaashiisa Mahad salaad ayaa ka jaray biilkii ayagaa iska bakhtindoona
:dead:

User avatar
Kees70
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2193
Joined: Tue Feb 18, 2020 2:40 pm

Re: Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby Kees70 » Thu Aug 04, 2022 10:51 am

Dadku waxay ku mashquulsan yihiin wasaarad A iyo wasaarad B iyo C

laakin aniga saan qabo wasaaradaha waxaa ugu muhiimsan labo nooc oo kala ah Awoodaha iyo Dhaqaalaha. Awoodaha waxaa qaatey HG sida Gudaha, federalka iyo Dib uheshiisiinta
waxaa ku xiga Aminga gudaha ooy hoostagaan Policeka iyo NISA oo MX la hoosgeeyay. tan HG ay dan ugu jirtaa maadama aysan heynin Abgaal iyo XL midna oo dhinaca dhaqaalaha u leexiyeen! Doodishe iyo mahad Salaad ayaa isla shaqeyn.
cumaaman waxay ku xirantahay nidaamka iyo madaxweynaha xiligaas jira hada siyaasada UPD uu fulinayaa laakin waa wasaarad muhiim ah
waxaa ku xiga Dastuurka iyo Cadaalada waa muhiim waxaa hoostaga dastuurka, maxkamadaha, ciidamada asluubta iyo xabsiyada. Xassan macalin wuxuu ka shaqeyn doonaa baahinta awoodaha madaxweynaha, Shan sano in laga dhigo his term ooy hoos ka wadaan iyo tan ugu muhiimsan abuurida maamulgoboleedkii lixaad Banaadir State

Dhaqaalaha. Maaliyada oo D&M aadey oo leh wasiiru dawlo Abgaal ah waxaa kaloo laga jarayaa waaxda canshuurta oo ku kooban Banaadir taas oo muhiimadeeda meesha ka saari doonta!! waaxda canshuurta waa hayad mustaqil ah laakiin banaadir ay dan ugu jirtaa.
Qorsheynta iyo maalgashiga oo aadey Baadicade gugundhabe oo maamusha mashaariicda iyo deeqaha dhaqaalaha
batroolka iyo macdanta waa wasaarad oo ka masuul ah kheyraadka dalka waa wasaarad miisaaniyad badan saan horey u sheegayo oo lacago badan shirkadaha dibada ka hesho waana meesha madaxweynayaasha maal badan ka raadsadaan ooy u dhiibaan qof ka ag dhaw.
Gargaarka oo HG si dad ban u maamusho AAW miisaaniyad sir ah loo sameeyay

waxaykaloo mudulood oo heleen wasiiru ku xigeenka ganacsiga iyo warshadaha oo muhiim ah iyo kan dibada

Dawladaan waa Dawlad HG first, Hiraab second, aniga hadii aan helo Hirshabelle, laanta socdaalka iyo jinsiyadaha iyo mashaariicda Hiraab heshiis ah atleast waa ka baxaynaa cunaqbateyntii SAHAL iyo Farmaajo

Sanbaloolshe oo wada kulamo xildhibaanada ku ansixinayaan xukuumada. ninkaas hoos uu u qodan yahay :lo

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =742346877

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1505403903

Qabyadii HAG ee hassan sh :lol:
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... =742346877

"SOMALI HESHIIS AH DUNIDANA LA HESHIIS AH" ha iga harto :d

Ustaadow please tell us, why doesnt President HSM not kick out that failed dictator wannabe Farmaajo who is living among Hawiyes in Mogadishu???

farmaajo need to be karbaashed and send to prison ASAP.
when HG decides you know they inherited him so they have soft spot for him. joking

Farmaajo waa dhamaadey waxaa ka soo harey unuu facebook Dahir alasaw kula tarmano i got 1 million followers :

focuska waa PL(dhinaca baarlamaanka) asaga awalba Dblock ma heesan haraadigiisa waa laftagareen marka inta xukuumada laga anisixinayo iyo inta laftagareen laga sagoontinayo by december publicity looma sameynayo mr 59 cod qaaqlaaashiisa Mahad salaad ayaa ka jaray biilkii ayagaa iska bakhtindoona
:dead:
:lol:

Ustaadow, walahi i have been laughing these couple of days of how the looma oyaans from gedo and sool have been putting all their hopes on eelay laftagreen on how he will fight off Hawiyes using ethiopia :lol:

Walahi removing the beggar eelay laftagareen from KG Presidency wont even take an day to be removed by the SFG.

Walahi sii daacad baan uu qosley, CBB depending on the weak beggar eelay laftagareen to fight the Hawiyes :dead:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21186
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby sahal80 » Thu Aug 04, 2022 1:46 pm

Gedo CBB Galwaaq oo warkeygii soo qoray. HG walaalaha Galgaduud siyaasada ma kasaarteen Aw hirsi aa matala oo wasiiru dawlo looga dhigay wasaarad aan horey u jirin oon xafiis laheen. Doodishe is from Baardheere Gedo the other guy is from Luuq Gedo. Ilaahey HG naguma salido
:dead: :deadrose:

"MD Xasan Sheikh cadawada uu Farmaajo la qabo wuxu kala dul dhacay Mareexaanka Galmudug dagan.

#Qoraalkan #waxa #qortay #Kiin #Faarax.

Beesha Mareexaan oo 3 xubnood ka heshay Gollaha Wasiirada waloow aysan ku qanacsaneyn hadana 3da xubnood wexey kaso jeedan Mareexanka Jubaland.

Mareexanka Galmudug wexey xaq u lahaayen ugu yaraan 1 xubin maadama ay leeyihin 5 xildhibaan.

Waxa la ii sheegay in beesha Habargidir siyaasiyin kaso jeedo sida Fiqi , Mahad Salad iyo Saabir oo cadaawad weyn aay ku jirto Madaxweynaha kula Taliyen Mareexanka Galgaduud joogo iska ilaali , kuwa Gedo aya ka fiican.

Qabiilada kale sida Majerteen waxa lagu qeybsaday gobollo. Wasiirka Arimaha Dibadda wuxu kaso jeedo Nugaal, Wasiiru Dowlaha Batroolka gobolka Bari , Wasiru Dowlaha Dekedaha Bari , Wasiir Ku Xigeenka Maaliyada Mudug.

Xasan Sheikh Farmaajo dartiis ayu u colaadinaya jifooyinka Mareexaan ee dagaan Caabudwaq, Balanballe , Dhuusamareb , Bangeele iyo Dhabad.

Balse Farmaajo beesha Ceeldheer dagto mar wuxu siiyay Guddomiyaha Gobolka Banadir iyago waligood aan noqonin , Agaasimaha NISA , Wasiir aan dhicin iyo xilal kale halka Xasan Sheikh uu Mareexanka Galgaduud u quuri waayay xita Wasiir Ku Xigeen.

Walee waa lakala gobsan yahay.

Fiiro gaar ah Mareexanka Jubaland iyo Mareexanka Galmudug waa hal Beel oo Mid ah , ee Xasan Sheikh cadaawadisa ayaa idin bidhaminaya."

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0471505558

User avatar
AbkoowDhiblaawe
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14223
Joined: Fri Jan 18, 2013 7:02 pm
Location: chilling in Liido beach

Re: Siyaasad xulufesi Anti Kheyre & Farmaajo oo ka danbeysa golaha wasiirada

Postby AbkoowDhiblaawe » Thu Aug 04, 2022 3:58 pm

I support Doodishe. Beesha Cali dheere has been sidelined for a long time.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: No registered users and 45 guests