Maalmahaan waxaa maqleyseen gargaarka oo la isku heesto iyo wakaalad cusub oo la hoosgeeyay ayadana hoostagta wasiir Fiqi hadaba arinta sida la sheegaayo maahaha Xamsa vs AAW. aniga muxalil aan ahey kama dhigno inaan qabiil nacbahay hadaan soo ban dhigo sida ay wax u jiraan. HG oo meesha isugu soo hartey sidii Farmaajo looga saarey don't face a challenge except the challenge from the inside. Sheekadii waxaa socota Sacad vs Ceyr. Maxaakimta oo Ceyr ah oo Sacad Qeybdiid Camar ka saartey ilaa hada islana shaqeyn karaan. Xamasa oo Sacad la saftey(iskaashiga OG iyo Sacad)
saa darteed fiqi hoosgeeyay gargaarka. Sacad oo leh anagaa Farmaajo meesha ka saarney(Rooble) xukuumadana anagaa leh oo OG pm keenay waa in anaga gargaarka nalooga danbeeyo
sheekada dhan waa halakaas laa isla xisaabtan iyo xukuumad aa ku shaqo leh iyo xamsaa diiddday iyo bla bla.
AAW hada meesha waxba ku mahaya mar hadii dhaqaalihii fiqi kala wareegay inuu iscasilaan ka baqaa.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 4466398065
Kadib Guulihii ciidamada dawlada iyo kuwa deegaanka ka soo hooyeen Hiiraan ayaa waxaa maalmahaan socday qorshe Sanbaloolshe iyo Hassan sh ku tagayaan Baladweyne oo mar raba in libinta guusha sheegto dhanka kalana saameynta itoobiya ee gobolka yareeyo ayadoo loo muujinayo inay dawlad garab taagan tahay.
Gudoomiyaha Hiiraan oo labo bil ka maqnaa Baladweyne oo ku jiray aagaga dagaalka ay soo waceen oo ku laabtey Baladweyne laakin hada maxaas ayuu aadey. ciidamo yar oo Danab ah oo Xamar laga soo diray oo loogu talo galay inay ciidanka ka caawiyaan miino saarida jidadka Al shabaab galiyaan ayay amreen inay baladweyne ku noqdaan si ay u sugaan amniga xassan Sh arimankaan ayaa qalqal galiyay howlaha amniga ee socda oo gudooniyaha horboodayay ayadoo wajigii labaad la bilaabayo.






