"If he gets rid of Guudlaawe he will get rid of laftagareen and Madoobe" Hiiraan source said
Hassan Sheikh oo dagaal JL, PL, KG, Hiiraan of Hirshabelle oo dhamaan xad la leh itoobiya ayaa is afgarad hordhac ah la gaarey beesha dhexe Hiiraan in Guudlaawe iyo Dabageed hal mar isla tuuro, Si isbadal loogu sameyo JL iyo KG waa inuu u maro Hirshabelle oo credibility u yeeleysa.
Guudlaawe ayaa markuu xogta kulanka helay oo uu ku jiray wasiir Abdirizaaq wuxuu dabageed ka codsadey inuu itoobiya la xirto maadama uu asaga Jowhar saas ka sameyn karin oo Xamar ku tiirsantahay itoobiyaba joogin. Guudlaawe caan uu ku yahay munaafaqnimada sida uu ku sameeyay Farmaajo. Dabageed ayaa weerarey dhaqanka iyo wasiirka iyo xildhibaan qoono oo karkarinaya isbadalka sheegayna "in hada kahor loo xoogsheetey asagoo gudoomiye ah oo uu itoobiya u cararey soona noqdey" hadalkaan oo ula jeedey 2007 duulaankii itoobiya kadib markii ay maxaakimta ka saartey hiiraan. waa tahdiid kale oo itoobiyaan ku xiran ah.
Hassan Sh ayaa aamansanaa in Guudlaawe labadiisa sano dhameysto talo uga timid la taliyaashiisa UPD oo u badan hiraab oo la simaya QoorQoor halka ay rabaan inay badalaan laftagareen iyo Madoobe laakin isbadalka amni ee ka jira gobolka hiiraan iyo itoobiya oo ka af dhaw waxay ku kaliftey inay u soo diraan wufuud badan oo Raysulwasaaraha u danbeeyo ayagoo u maraya milkiilayaasha Hirshabelle sida Sanbaloolshe sidoo kale waxaa lagu qarinyaa fashilkii amni ee hotel xayaat si guulaha hiiraan u sheegtaan laakiin guud ahaan waa siyaasad dawlada ku hananeyso Hiiraan iyo Gudoomiye Jeyte oo itoobiya ka soo noqdey.
https://fb.watch/f6eSHXPWGk/




