Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby sahal80 » Sun Sep 18, 2022 5:51 am

because Hassan Sheikh did in 4 months what Al Haalik Farmaajo couldn't do in 5 Years they r all siding with Al Shabaab to stop the momentum :pac:

yes Hassan Sheikh wuu ka faaideystay tribal upraising against Al Shabaab wuxuu u soo diray ciidamo badan iyo hub badan iyo kuwa miinada baara both Hiiraan iyo Galgaduud oo waliba deegaanadaas ka soo jeeda taasoo ku tusinaysa in Hiiraan iyo Galgaduud heleen dawlad matasha

waxaa ku soo biirey Geylan oon ugu yeero CBB xariif ah. Wareysigii Fahad ayaa sii qarxiyay mar uu fahad dhahay "hada ka hor waa taan kula kulmay oon ku iri..." laakiin waaka jeclahay wariyaasha Xamar ee kushubada ah ninkaan qadiyad uu leeyahay oo ah SAHALISM cid kale kuma shuban karto.

his attack on Macawisley is clearly directed by Fahad who is mad about Hassan Sh liberating Gobolada dhexe in his first year like he said yesterday so he called him after he heard this to do this dirty job for him and they both live in Turkey and meet secretly!
https://fb.watch/fCHbabRhaD/

User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6430
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby ReturnOfMariixmaan » Sun Sep 18, 2022 11:38 am

It’s called keeping the government in check. Checks and balances, you stupid Hawiye futomadow

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7961
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby mahoka » Sun Sep 18, 2022 12:11 pm

CBB on one hand is supportive of terrorists but on the other hand worship Christian Ethiopia. This is why tribalism is such a sick curse.

User avatar
OwQariib
Posts: 221
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby OwQariib » Sun Sep 18, 2022 12:48 pm

As the Arabs say, the caravan is moving so let the dogs (CBB) bark.

BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5345
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby BigBreak » Sun Sep 18, 2022 2:06 pm

It’s called keeping the government in check. Checks and balances, you stupid Hawiye futomadow
why are you supporting terrorists FFS

original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 25248
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby original dervish » Sun Sep 18, 2022 5:04 pm

We all know hsm government is bs.....however, the local population rising up to expel the terrorists is inspiring.
Every right thinking Somali must support the war against AS.

User avatar
ReturnOfMariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6430
Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby ReturnOfMariixmaan » Sun Sep 18, 2022 5:30 pm

It’s called keeping the government in check. Checks and balances, you stupid Hawiye futomadow
why are you supporting terrorists FFS
Critiquing how the government fights terrorism is is normal. I’m sophisticated don’t gaslight me. NN didn’t appoint the founder of Al Shabaab as minister of OUR inclusive cabinet :lol:

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby sahal80 » Sun Sep 18, 2022 6:54 pm

وشهد شاهد من اهلها

Salaad Jeele: Farmaajo heshiis ayuu la ahaa Al Shabaab lama dagaalamin bal waa nagu cayiliyay!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5069455486

waxaa la dhahaa CBB waa laba garab ooy kala hogaamiyaan Cali Yare oo ah nin jufadiisa reer Ciyoow ayaanle Ceyr ay degto lababaar iyo qoraxeey ooy beesha Farmaajo isku dagaalaan balse difaaca Farmaajo oo ah qbiileyste weyn kan kalana waa Abdirizaaq teera Isaaq hooyadiis mx tahay oo Fahad ku xiran, Geylana waa Fahad

Cali Yare wuxuu ku dadaalaa inuu muujiyo in Hawiyaha CBB ay dadkooda la jiraan

"Waxaan dhageystay warbixin uu saaxiibkeey Geylan ka diyaariyay Ciidamada Dib uxoreynta Deegaanka ee MACAWISLEEY loo yaqaano, waxaan la yaabay waxa uu naxli iyo mala-waal iska wada hor imaanaya oo aan meelnaba la heysan uu daldalay. Bal halkan ila eeg.

1. Horta marka koowaad adiga ayaaba kala hadlay oo daqiiqada (1:20) ku sheegay in macawisleey ay abuurtay dowladda Madaxweyne Xasan Shiikh hadana isla adiga ayaa daqiiqadda (3:40) ku sheegaya in Macawisleey ay yihiin dad iyagu is abaabulay oo ay duruufo jira darteed u abuurmeen (Kala hadalkaas adiga ayuu is waafajin kaa rabaa).

AAN KU XASUUSIYO; Macawisleey markii ay abuurmayeen Madaxweyne Xasan Shiikha aad sheegtay xataa siyaasadda kuma jirin ee wuxuu ahaa qof Shacab ah oo xarun cilmi baaris ka shaqeeya Madaxweyne Shariif-na waydiista inuu u magacaabo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, meesha ugu dhow ee uu ka soo gali karay waa in ay Macawisleey iyo Shacab is abaabulay ee Shabaab la diriray ay ka abuurmeen Gobolka Galgaduud ee uu Madaxweyne Xasan ka soojeedo, gaar ahaan, magaalooyinka Galcad, Masagawaay, Ceeldheer, Dhuusamareeb iyo Guriceel, waxaana xilligaas hadda laga joogaa muddo 12 Sannadood ah.

2. TAN AH KALMADDA "HUBEYN" "waxay u baahantahay qeexid, haddii hadalkaagu yahay Macalisleey waxaa la siiyay suugag iyo Dhashiikayaal ama xataa AK47 walaaloow waa kaa qaldantahay ee laga billaabo hadda iska baddal ilo-wareedka aad xogaha ka hesho, haddiise aad kala jeedo, waxaa laga kaalmeeyay Rasaasta, Caafimaadka, nidaaminta IWM, taas waad ka run sheegtay, mana ahan wax iyaga kali ah ku kooban oo lagu naas nuujiyay, ee sidoo kale waxaa si joogto ah loo siiyaa Ciidan kasta oo cadowga la dagaalamaya sidiiba loo siiyay kuwa jooga, Yeed, Xudur, Kismaanyo, Gaalkacyo, Galgala, Baraawe iyo Ceelbarde.

3. HUBKA LA FURTO; Waxaan ka fahmay warbixintaada inaadan waligaa cag dhigin furin dagaal iyo Jabhad la abaabulayo, Asbaabaha ciidanka lagu dagaal geliyo oo dhiirogeliya waxaa ka mid ah inaad askari dagaalamaya ku qanciso in hubka, rasaasta, cuntada, biyaha uu heli karo ay yihiin kuwa gacanta cadowga ku jira oo kali ah, ninkastana uu isagu leeyahay wixii uu gacantiisa ku keensado - waana midda keentay guusha isdaba-joogga ah.

4. MAXAA DHICI KARA JABKA SHABAAB KA DIB; Waxaad isbarbardhig ku sameysay burburka Shabaab ee 2022 iyo burburkii dowladdii dhexe ee 1991, Taas intii aad adiguba tiri waxba ku darimaayo oo adaaba yiri markii Dowladda la ridayay waxba nooma dhisneyn laakiin hadda waxaa dhisan nidaam Federaal ah oo macnaheedu yahay, haddii dhib lagala kulmo kuwa Hiiraan ka dagaalamaya waxaa la macaamilaya reer Hirshabelle oo maamul iyo bulsho ka kooban kuwa Galmudug, Koonfur Galbeed, Puntland iyo Jubaland sidoo kale, laakiin Macawisleey iyo Federaalku isma arkayaan ismana soo gaarayaan ee waxaa u dhexeeya maamul goboleedka, waa dhici kartaa in Maamul Goboleedku uu markaas garab dhaqaale, siyaasad ama xataa haddii ay ku dhago adeeygaan uu Ciidan waydiisto Federaalka, taas tusaalaha ugu fiican waa Generaal Xuud iyada oo aan hal xabo dhicin ayaa Hirshabelle laga xaliyay Muqdishana laga soo dajiyay isaga oo qoslaya oo ay gacmaha is heystaan Taliyaha Ciidanka Dhulka.

5. QABIILKA IYO DAGAALKA; Walaaloow Soomaali waligeed waa ku diriri jirtay ceel biyood iyo daaqsin mana ahan uu Xasan Shiikh abuuray; Awoowgeey Xeyle Axmed Naaleeye oo aan 9 Awoowe ka tirsado dhalasho ahaa, waxaa lagu dilay Colaad qabiil, Ciidankii uu hoggaaminayay Xeyle Axmed Naaleeye iyo kii isaga la dagaalamay labadaba midkoodna ma jirin dowlad hub soo siisay boqolaal sano ka dibna welina qabaa'ilka Soomaaliyeed sidii ayuu u hubeysan yahay wuuna sii hubeysnaan doonaa inta la helayo kalsooni bulsho, marka adiga doodaadu ma waxay tahay; intii markii aan Shabaab iska xoreyno uu qabiilka dhexdiida dagaalami lahaa aan Alshabaab deysanno oo Shabaab ha iskaga keen joogo?

TALO; Si ay kaaga baxaan waxa kaa dhex guuxaya oo idil galabta ka shaqo billooe in buuraha Galgala qabaa'ilka walaalaheen ah ee daggan ay is abaabulaan oo ay Ciidanka maamulka gacan siiyaan, si ay u helaan kaalmada ay reer Maxaas, Baxdo, Ceelbarde iyo Yeed u heleen si la mid ah si fudud oo wadajir ahna aan cadowga iskaga xoreeyno"
Cali yare

garabka Fahad vs "garabka Farmaajo"
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 8633575737
Last edited by sahal80 on Sun Sep 18, 2022 7:15 pm, edited 1 time in total.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby sahal80 » Sun Sep 18, 2022 7:12 pm

Caawa waxaa madaxa Al shabaab lagu cunay yasooman moqokori oo loo jiro 40 km

Jaaliyada Beesha dhexe ee Hiiraan oo madaxwehne Xassan shahaado sharaf ku siisay isgarabtaaga Macawisleey

yasooman waa meesha buuraha hiirasn ku dhamsadaan oo Al shabaab ku gaban jirtey from now on dhanka bari buuloburde blockade is broken

Zak77
Posts: 54
Joined: Wed May 27, 2020 6:09 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby Zak77 » Mon Sep 19, 2022 4:08 am

وشهد شاهد من اهلها

Salaad Jeele: Farmaajo heshiis ayuu la ahaa Al Shabaab lama dagaalamin bal waa nagu cayiliyay!
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 5069455486

waxaa la dhahaa CBB waa laba garab ooy kala hogaamiyaan Cali Yare oo ah nin jufadiisa reer Ciyoow ayaanle Ceyr ay degto lababaar iyo qoraxeey ooy beesha Farmaajo isku dagaalaan balse difaaca Farmaajo oo ah qbiileyste weyn kan kalana waa Abdirizaaq teera Isaaq hooyadiis mx tahay oo Fahad ku xiran, Geylana waa Fahad

Cali Yare wuxuu ku dadaalaa inuu muujiyo in Hawiyaha CBB ay dadkooda la jiraan

"Waxaan dhageystay warbixin uu saaxiibkeey Geylan ka diyaariyay Ciidamada Dib uxoreynta Deegaanka ee MACAWISLEEY loo yaqaano, waxaan la yaabay waxa uu naxli iyo mala-waal iska wada hor imaanaya oo aan meelnaba la heysan uu daldalay. Bal halkan ila eeg.

1. Horta marka koowaad adiga ayaaba kala hadlay oo daqiiqada (1:20) ku sheegay in macawisleey ay abuurtay dowladda Madaxweyne Xasan Shiikh hadana isla adiga ayaa daqiiqadda (3:40) ku sheegaya in Macawisleey ay yihiin dad iyagu is abaabulay oo ay duruufo jira darteed u abuurmeen (Kala hadalkaas adiga ayuu is waafajin kaa rabaa).

AAN KU XASUUSIYO; Macawisleey markii ay abuurmayeen Madaxweyne Xasan Shiikha aad sheegtay xataa siyaasadda kuma jirin ee wuxuu ahaa qof Shacab ah oo xarun cilmi baaris ka shaqeeya Madaxweyne Shariif-na waydiista inuu u magacaabo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, meesha ugu dhow ee uu ka soo gali karay waa in ay Macawisleey iyo Shacab is abaabulay ee Shabaab la diriray ay ka abuurmeen Gobolka Galgaduud ee uu Madaxweyne Xasan ka soojeedo, gaar ahaan, magaalooyinka Galcad, Masagawaay, Ceeldheer, Dhuusamareeb iyo Guriceel, waxaana xilligaas hadda laga joogaa muddo 12 Sannadood ah.

2. TAN AH KALMADDA "HUBEYN" "waxay u baahantahay qeexid, haddii hadalkaagu yahay Macalisleey waxaa la siiyay suugag iyo Dhashiikayaal ama xataa AK47 walaaloow waa kaa qaldantahay ee laga billaabo hadda iska baddal ilo-wareedka aad xogaha ka hesho, haddiise aad kala jeedo, waxaa laga kaalmeeyay Rasaasta, Caafimaadka, nidaaminta IWM, taas waad ka run sheegtay, mana ahan wax iyaga kali ah ku kooban oo lagu naas nuujiyay, ee sidoo kale waxaa si joogto ah loo siiyaa Ciidan kasta oo cadowga la dagaalamaya sidiiba loo siiyay kuwa jooga, Yeed, Xudur, Kismaanyo, Gaalkacyo, Galgala, Baraawe iyo Ceelbarde.

3. HUBKA LA FURTO; Waxaan ka fahmay warbixintaada inaadan waligaa cag dhigin furin dagaal iyo Jabhad la abaabulayo, Asbaabaha ciidanka lagu dagaal geliyo oo dhiirogeliya waxaa ka mid ah inaad askari dagaalamaya ku qanciso in hubka, rasaasta, cuntada, biyaha uu heli karo ay yihiin kuwa gacanta cadowga ku jira oo kali ah, ninkastana uu isagu leeyahay wixii uu gacantiisa ku keensado - waana midda keentay guusha isdaba-joogga ah.

4. MAXAA DHICI KARA JABKA SHABAAB KA DIB; Waxaad isbarbardhig ku sameysay burburka Shabaab ee 2022 iyo burburkii dowladdii dhexe ee 1991, Taas intii aad adiguba tiri waxba ku darimaayo oo adaaba yiri markii Dowladda la ridayay waxba nooma dhisneyn laakiin hadda waxaa dhisan nidaam Federaal ah oo macnaheedu yahay, haddii dhib lagala kulmo kuwa Hiiraan ka dagaalamaya waxaa la macaamilaya reer Hirshabelle oo maamul iyo bulsho ka kooban kuwa Galmudug, Koonfur Galbeed, Puntland iyo Jubaland sidoo kale, laakiin Macawisleey iyo Federaalku isma arkayaan ismana soo gaarayaan ee waxaa u dhexeeya maamul goboleedka, waa dhici kartaa in Maamul Goboleedku uu markaas garab dhaqaale, siyaasad ama xataa haddii ay ku dhago adeeygaan uu Ciidan waydiisto Federaalka, taas tusaalaha ugu fiican waa Generaal Xuud iyada oo aan hal xabo dhicin ayaa Hirshabelle laga xaliyay Muqdishana laga soo dajiyay isaga oo qoslaya oo ay gacmaha is heystaan Taliyaha Ciidanka Dhulka.

5. QABIILKA IYO DAGAALKA; Walaaloow Soomaali waligeed waa ku diriri jirtay ceel biyood iyo daaqsin mana ahan uu Xasan Shiikh abuuray; Awoowgeey Xeyle Axmed Naaleeye oo aan 9 Awoowe ka tirsado dhalasho ahaa, waxaa lagu dilay Colaad qabiil, Ciidankii uu hoggaaminayay Xeyle Axmed Naaleeye iyo kii isaga la dagaalamay labadaba midkoodna ma jirin dowlad hub soo siisay boqolaal sano ka dibna welina qabaa'ilka Soomaaliyeed sidii ayuu u hubeysan yahay wuuna sii hubeysnaan doonaa inta la helayo kalsooni bulsho, marka adiga doodaadu ma waxay tahay; intii markii aan Shabaab iska xoreyno uu qabiilka dhexdiida dagaalami lahaa aan Alshabaab deysanno oo Shabaab ha iskaga keen joogo?

TALO; Si ay kaaga baxaan waxa kaa dhex guuxaya oo idil galabta ka shaqo billooe in buuraha Galgala qabaa'ilka walaalaheen ah ee daggan ay is abaabulaan oo ay Ciidanka maamulka gacan siiyaan, si ay u helaan kaalmada ay reer Maxaas, Baxdo, Ceelbarde iyo Yeed u heleen si la mid ah si fudud oo wadajir ahna aan cadowga iskaga xoreeyno"
Cali yare

garabka Fahad vs "garabka Farmaajo"
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 8633575737
Cali yare needs to get offed if i see him in xamar in my next trip he will be a dead man walking.

User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21124
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby sahal80 » Mon Sep 19, 2022 6:26 am

waa markii ugu horeysay ooy jihooyin badan ku midoobaan naceybka deganaashaha gobolada dhexe iyo Xamar. hawiye hadey is xoreenayaan maxaa ayaga ka galay? Geylan
UGU DAMBEYN: Wasiirka Arrimaha gudaha & Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo lahadlayay odayaasha dhaqanka beeshiisa, ayaa shaaciyey in shir Beeleedkii uu horey u iclaamiyey Madaxweyne Xassan Sheekh, lagu qaban doono magaalooyinka DhuusaMareeb iyo Baladweyne, ayna tahay in ay u diyaar-garoobaan.

7-dii bishan ayaan baahinay maclumaadka abaabulkan & Kulmadan oo wali ay qeybo badan qarsoon yihiin.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0482911474

maxaa ka galay nin dadkuu ma talo la hadlaya edeb daranaa. PL maba loo ogola inay tagaan xataa kuwa ka soo jeeda sida Sacdiya waa maxay "qaranimada" hawiye bas ka jirta?
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1211177135

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13134
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby theyuusuf143 » Mon Sep 19, 2022 8:22 am

We won't allow culusaw to defeat any thing. All somaliland zakawaat will be given to the wilaayat and CBB. Culusaw will pay heavy price for fking with us. And the parliament will do motion after motion next 4 years.

User avatar
OwQariib
Posts: 221
Joined: Sun Nov 14, 2021 9:56 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby OwQariib » Mon Sep 19, 2022 9:30 am

We won't allow culusaw to defeat any thing. All somaliland zakawaat will be given to the wilaayat and CBB. Culusaw will pay heavy price for fking with us. And the parliament will do motion after motion next 4 years.
Save your money sxb, it will be pocketed and retaken by the forces that will defeat AS.
waa markii ugu horeysay ooy jihooyin badan ku midoobaan naceybka deganaashaha gobolada dhexe iyo Xamar. hawiye hadey is xoreenayaan maxaa ayaga ka galay? Geylan
UGU DAMBEYN: Wasiirka Arrimaha gudaha & Federaalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo lahadlayay odayaasha dhaqanka beeshiisa, ayaa shaaciyey in shir Beeleedkii uu horey u iclaamiyey Madaxweyne Xassan Sheekh, lagu qaban doono magaalooyinka DhuusaMareeb iyo Baladweyne, ayna tahay in ay u diyaar-garoobaan.

7-dii bishan ayaan baahinay maclumaadka abaabulkan & Kulmadan oo wali ay qeybo badan qarsoon yihiin.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0482911474

maxaa ka galay nin dadkuu ma talo la hadlaya edeb daranaa. PL maba loo ogola inay tagaan xataa kuwa ka soo jeeda sida Sacdiya waa maxay "qaranimada" hawiye bas ka jirta?
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1211177135
Beelaha la abaabulo waa mid asli ah, in those regions every clan has their own area but in some parts of Jubaland and KG the operations there need a full SNA force since natives are weaker clans and intertwined by economy they are not seperated.

User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7961
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby mahoka » Mon Sep 19, 2022 10:06 am

We won't allow culusaw to defeat any thing. All somaliland zakawaat will be given to the wilaayat and CBB. Culusaw will pay heavy price for fking with us. And the parliament will do motion after motion next 4 years.
You got so angry from the speech of HSM that now you are saying isaaq is a terrorist supporting tribe. Please don’t speak for us and speak for habar jeclo.

Hj doesn’t want drones sending the to jahanam

User avatar
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13134
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: in a Desperate move, Farmaajo-paid CBB are siding with Al Shabaab to stop the liberation!

Postby theyuusuf143 » Mon Sep 19, 2022 11:55 pm

We won't allow culusaw to defeat any thing. All somaliland zakawaat will be given to the wilaayat and CBB. Culusaw will pay heavy price for fking with us. And the parliament will do motion after motion next 4 years.
You got so angry from the speech of HSM that now you are saying isaaq is a terrorist supporting tribe. Please don’t speak for us and speak for habar jeclo.

Hj doesn’t want drones sending the to jahanam
Isaaqs do not support terrorists , we just create freedom fighters and they evolve into something. All somali militant groups were either founded or Led by isaaq . Every average somali must know this fact. We are talking about daraawiish, itaxaad, alshabaab , SSDF , SNM and may be more. Only SNM caused more isaaq death. Because its supposed to operate in Mogadishu not in hargeisa, very big mistake. Not just militants but every somali administration is inspired or directly created by isaaq. Every somali good achievements is achieved by isaaq, behind every somali disaster there is isaaq .

Somalis and the whole world must know that isaaq and only isaaq can solve the somali problem.

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: Bing [Bot] and 38 guests