Moderator: Moderators
at OkeyGuuleysta our HAG kacdoon leaders Beesha Xawadle, as always beesha Xawadle starts and leads us in every major wars, Guul XL iyo Guul President Jeyte![]()
As for Ceelbuur it will soon be liberated by Three Front Attack by 1st front led by Ceyr and Dudubble and 2nd front Salebaan and 3rd front is Sacad.
Sawirro: Ciidanka duulaanka ku ah Ceelbuur oo deegaan muhiim ah qabsaday shalay
https://www.caasimada.net/sawirro-ciida ... ay-shalay/
![]()




HGs/Galmudug Multi-Front Attack on Alshabaab![]()
Cali Aadan Muumin 17m ·
Ciidamada Xoogga, kuwa Daraawiishta Galmudug iyo ciidamada dadka deegaanka oo is kaashanaya ayaa 4 jiro weerar uga qaaday goobaha ay Kooxda AS kaga sugantahay gobolada Mudug iyo Galguduud.
Sida sawirka idinkaga muuqato, afar jiho ayaa laga aaday degmooyinka ka maqan gacanta maamulka Galmudug, waana Dhuusamareb oo ciidankii ka baxay ay ku wajahanyihiin deegaanka Garabla, kuwo ka baxay Guriceel oo ku sii jeeda Wabxo, kuwa ka dhaqaaqay Ceedheere oo gaari doono Ceelbuur, iyo kuwo kasoo kala baxay Degmooyinka Baxdo iyo Wisil oo ku wajahan Degmada Xarardheere.
Howlgalkan oo ah midkii ugu horreeyay ee noociida ayey ciidamadu guulo kasoo hoyeen, waxaana gacanta maamulka Galmudug kusoo laabtay deegaano badan oo ka maqnaa muddo fog.
Abaayo Please STFU! and stop derailing the threads with your dirty shuban.I wish people stop celebrating prematurely even though the play is only half time, secondly where have you been before you created this monster and now suddenly you woken up from deep sleep
Thirdly if people leaving their degaans and coming to degaans in the South Mogadishu, Merka, Barawe etc and occupying other people's lands so I suggest go back to your degaan or else you create a vacuum where any one or group would come there and rule it as Alshayadin doing it


Return to “Politics - General Discussions”
Users browsing this forum: No registered users and 21 guests