waxaan diidnay qorshe "qarameynta macawisley" ah si ay magacaas ugu galaan Shabeelada dhexe iyo Galgaduud waa diidey beesha inay Hiiraan dhaafaan hada waxaa la wadaa qorshe mushaar iyo dhaqaale lagu siinayo ayagoo sugaya aminga deegaamadooda waxay la mod yihiin reserve army xiligii loo baahdo la isticmaalayo. siyaasadaan waxaa sameysa dawlada sacuudi arabia. waxaa jira ciidan qabali ah oo loyal dawlada u ah oo ay soo aruuriyaan شيوخ العشائر ugaasyadooda. lacagta waxaa loogu dhiibaa ugaasyadooda toos looma siiyo. wiil sacuudi ah oo shaqdiisa iska wata ayaa markii loo baahdo loo yeerayaa mushaarna waa u socdaa! hada waxay ku jiraan dagaalka Yemem waliba kuwa koonfurta sacuudiga oo Asalkooda yemen yahay isku labis isku luuqad isku guryo
"The national guard is under the administrative control of the Ministry of the National Guard, instead of the Ministry of Defence. It differs from the regular Saudi army in being forged out of tribal elements loyal to the House of Saud and tasked with protecting the royal family from internal dangers such as a coup d'état.[6]"
https://en.m.wikipedia.org/wiki/Saudi_A ... onal_Guard
https://fb.watch/fMCT8kdeyb/




ustad sahal. if hsm wanna do the hawiya national guard, i t think it's good for hawiya. me tink he only do hirab national guard. leave out other subtribes. murursade, gugundabe, hawadle. gurgurte may not even do the hirab national guard. forget the other tribes of the ex italian colony. forget rahanweyn. marehan. forget magerten. biyamal. surre. deshishe. 
either he gonna defeat al shabab. or unprecedented level of graft. honest to god