Ninkan ma social media propagandist miya mise wa wasiir
Hadalka uu jeediyey oo yiri 3 koxood oo rabin in qoloda laga adkaado sow dadka ma kala qaybinayso oo dhaawac u geysan mayso in si midnimo oo wadajir loola dagalamo asagu ma warlord ba mise wa wasiir Federal wuxu yiri waxa jira meelo nabad ah Alshb joogin oo aan rabin in laga adkaado
Alshb mexey u qarxin wayeen Burco, Garowe iyo Bosaso hadalada nocaas ah ma wax shaqsi masuul ah ku hadaqa
Wadamada qaar qof wasiir hadu saas u hadlo PM ka dawlada wa ka erya



