Agagaarka wadnaha
hadaanad ku ool
aroor walba Kumaan
amaaneney
Asluub badaney
amaan badaneey
sidii ubaxii
udgoon badaneey
Waxaan Idileey
ku oon bixi laa
Anigoo idileey
aroos kula gala
adoo ooridayda Noqdoo
ubada dhala
Ilwaad quruxeey
ilwaad quruxeey
Oohinta idhahaygii
aan baranin
adigay aawadaa
ilmeeyaaneey
The old Abwaan Maxamed Shire was take to Tarubuunka put on a table and cut into pieces with knifes in the middle of the day probably the most popular love song in the 1980s