Al Shabaab ayaa lagu xasuuqay meel Jicibow la dhoho oo wabiga ku teedsan. ujeedkooda ma aheyn inay qabsadaan waa uga dhamaatey dhul hiiraan oo horey iyo gadaal laga joogo laakiin Jidka Jalalaqsi-fiidow ayaa ka xiran waxay damceen marka inay wabiga ka galaan waqooyiga buuloburde 30km oo aboorey iyo yasuuman dhexdooda ka baxaan kadibna moqokori gaaraan ama kuwa moqokori u soo gurmadaan
https://www.facebook.com/10006814779678 ... l/?app=fbl
meesha ugu dhaw ay ka gali karaan waa shabeelada dhexe waxaa laga yaabaa inay ka baqayeen in cirka laga duqeeyo marka waxay isku dhexqarin rabeen Hiiraan ama inay aad uga fogtahay. qaar waxay lee yihiin niman ayaa gudaha hiiraan ku dhuumanaya meel Yasuuman u dhaw ooy soo bixin rabeen sidii dib yasooman looga qabsadey buuraha isku qarinaya
fiidow waa tuulada hiiraan ugu danbeysa ilaa matabaan waa ka xirantahay Al Shabaab
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
waxaa dhici karta inay rabeen inay Yasooman qabsadaan kadibna kuwa maqokori u soo gurmadaan. hada labada dhinac wabiga ayaa laga hareereeyay
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 6989917710
waxaa la sheegay in murusadihii dhan u qaxeen xeebta waceysle Abgaal ilaa Xarardheere sidii macawisleey xuduuda Hiiraan u qabsatey waxaa ka xirmay ganacsigii iyo isku socodkii qofkii la arko Al shabaab ayaa loo qaadan waxay waayeen wax ay cunaan marka dhinaca Xeebta ay u guureen oo ganacsiga ka socdo.







