hada waxaa daaqada ka baxay Hiiraan wax magac u yaal ah ay ugu magac dareen " Xaqsoor Hiiraan" Hada magacaan Gedo uu u guurey " Xaqsoor JL"
Fahad Yaasiin wuxuu soo diray Dahir jeesow si uu u qabyaaladeeyo dagaalka Al Shabaab ka dhanka ah soo taas Al Shabaab kama dhigeyso Farmaajo iyo Fahad?
Eeleeygaan iyo islaantii Faqshuuqsi Ma shaqeystaan ayagaa London ku biila. Hada Beesha dhexe uu aad u weerarayaa madaawado sababtaas aan ku helay maalmo kadib "Xaqsoor" aan ka dhex helay
Waxaa ku xiga sixitaanka baarlamaanka Hirshabelle oo soo afjari doonto. Somali waxay marqaati ka tahay in maanta Al Shabaab nalooga soo duuley tuulooyinka "Xaqsoor" oo beesha dhexe ay qaranka difaacdey waxay marqaati ka tahey in sadexdii baabuur ee qaraxyada guryahooda lagu qarinayay si ay Jeyte u dilaan markuu soo noqdo ninka uu caaynayo waxaana ku lug leh Farmaajo iyo Fahad oo Jeesow u soo direy inuu Al Shabaab difaaco dagaalka lagula jirana qabiileeyo
Xl masuuliin 4 aa uga dhimatey waa jihad ay ku jiraan masuuliyiintooda ma joogaan Baladweyne markii dabageed lagareebo shacabka ku dhintay waa ayaga iyo hantidaba iyo xarumihii maamulka. nin shaqo u soo doonta haduu ku dhinto wuxuu la mid yahay kuwa qawleysatada Xamar joogo oon waxba tareyn kuwaana shacabkooda waa shabaab.



