Hiiraan from defense to offense, in Adan Yabaal before Cadale army!
Posted: Fri Oct 14, 2022 12:32 pm
Xog. Dagaalka Shabeelada dhexe oo Hiiraan ka bilaabanaya maadama dib u dhac ka jiro dhinaca Cadale ay ku lugleeyihiin siyaasiyiin waaweyn iyo Ganacsato Ciidamada ku beel ah
Waxaa Ciidamada hor leh la geeyay deegaamada Maxaas si ay ugu gurmadaan Macawisleyda xadka Ceelbuur oo Al Shabaab dhaqdhaqaaq ka wadey, labo ciidan ayaa ku wajahan Moqokori iyo Tardho qorshaha xiga waa in Adan Yabaal la galo kadib Ciidanka Cadale lagu sugu Adan Yabaal.
Saraakiil ay horkacayaan Gudoomiye Jeyte iyo Xildhibaan sanbaloolshe ayaa ku sugan meel aan ka fogeyn moqokori. Dagaal kama dhici doono Moqokori Al Shabaab ayaa carar bilaabay. farqiga u dhaxeeya al Shabaab iyo ciidamada huwanta hiiraan oo aysan marna meel ka qabsan halka ayaga cararayaan
waxaa soo baxaya in Ciidamo u socda Shabeelada dhexe Xadka Hiiraan la soo marsiiyo
duleedka Moqokori
Shirka furinta Dagaalka