Dagaalka Ceelbuur oo laga hoos baxshay QoorQoor oo Hiiraan loo soo wareejiyay
Posted: Fri Oct 14, 2022 1:55 pm
Kabayare ayaa dhihi jirey xeebta ayaan mareynaa laakin inta kan Abgaal ugu danbeeya oo waceysle ah dhulkiisa ka xoreynayo ma baxeyno hadase Mp Jacfar wuxuu dhahay bari baan baxaynaa oo Maxaas ayaan ka galeynaa Ceelbuur
Sidaan horey u sheegay Dagaalada shabeelada dhexe iyo galgaduud ayaa Hiiraan laga bilaabayaa arintaas oo meesha kasaareysa isbaarooyinka Qoorqoor iyo Guudlaawe ee ah dagaalka hanalooga danbeeyo.
Welcome Murusade Brothers
waxaa marka lagaari xadka Shabeelada dhexe saacadaha soo socda hiiraan waa Xor waana baseka dhaqdhaqaada xirnimadoonka.
https://fb.watch/g9qXsgOU8x/
https://fb.watch/g9qLmZj20v/
https://fb.watch/g9qH4IChln/