Welcome to SomaliNet Forums, a friendly and gigantic Somali centric active community. Login to hide this block

You are currently viewing this page as a guest. By joining our community you will have the ability to post topics, ask questions, educate others, use the advanced search, subscribe to threads and access many, many other features. Registration is quick, simple and absolutely free. Join SomaliNet forums today! Please note that registered members with over 50 posts see no ads whatsoever! Are you new to SomaliNet? These forums with millions of posts are just one section of a much larger site. Just visit the front page and use the top links to explore deep into SomaliNet oasis, Somali singles, Somali business directory, Somali job bank and much more. Click here to login. If you need to reset your password, click here. If you have any problems with the registration process or your account login, please contact us.

Where does the name Basra and Hawadley come from?

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE
User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Where does the name Basra and Hawadley come from?

Postby sahal80 » Fri Oct 14, 2022 9:17 pm

There was a D&M Scholar from the Near by Daafeet(Walawayn) who founded the Southern Salihiya and he was educated in Iraq in Basra wich is famous for it's Arabic grammar(Al Nahw) النحو وأهل الكلام so he was called by his nickname Al Basri and the village took it's name from him. Among his followes were Hawadle scholars from Hiiraan who camped on Xawaadly before returning to Hiiraan and establishing many religious villages on the banks of the river like Mubarak, Shiin so the Name Xawadleey comes from them. btw there is Hawadle village 50km from Xamar i think Sarsaar or sarsare and we live in Qalimow and Xawaadley.

this is the Hawadle scholar wich Xawaadley took it's name from him. Sheikh Mohomed Abdi Siyad
محمد عبدي زياد: (.. هو العالم العلامة ذو المحبة الصادقة والسيرة المرضية، لازم شيخه محمد جوليد خدمة له حتى صار من أهل بيته وأمين سره ومبعوثه الخاص في القضايا المهمة،… كلفه شيخه محمد جوليد بالانتقال إلى مسقط رأسه في محافظة هيران للدعوة إلى الله وإرشاد الناس إلى الحق، فأنشأ بلدة “مبارك” الواقعة جنوب مدينة بولوبرتى على بعد 30 كيلومتراً، وأحيا فيها الشريعة والطريقة(6) ثم يختتم المؤلف حديثه عن الحاج محمد عبدي زياد بقوله ” لا شك أن الحاج محمد نورٌ في عصره وبلده ومرشدٌ في منطقته، وكانت له في ذلك جماعة صلحاء تساعده على فعل الخيرات والطاعات، ولما كثر الإخوان في بلدة “مبارك” أنشأ لهم بلدة أخرى سماها “الشين” وأحيا فيها الشريعة والطريقة كما أحيا في البلدة الأولى “مبارك”

Xawaadley
بالحواتله قرب مقديشو


3- وفي الإقليم الجنوبي الشيخ محمد جوليد وابنه الشيخ حسن بن عبد الواحد محمد جوليد بالحواتله قرب مقديشو، ومن الشيخ عبد الواحد ابنه الشيخ حسن – وهذه الجماعة اشتهرت باسم الجماعة



اشتهرت الطريقة بالنشاط الديني وبالدور البارز حيث شاركت بفاعلية في الكفاح الصومالي ضد الاستعمار ودخلت في أول مرة بواسطة الشيخ محمد جوليد (ت1918) الذي أسس قرية بصرة قرب مدينة جوهر، ومن روادها الشيخ علي نيروبي الذي أسس جماعة قرب مدينة بارطيره ونشر 


فتعددت المشارب التي نهل منها الحاج محمد عبدي زياد بتعدد شيوخه، بيد أن أكبر مؤثر في علمه السلوكي كان السيد محمد جوليد؛ الذي أخذ منه علم السلوك(5) يقول الشيخ إبراهيم بن السيد محمد جوليد في كتابه “الدرر البهية في مناقب مشايخ الطريقة الصالحية” عن مناقب الحاج محمد عبدي زياد: (.. هو العالم العلامة ذو المحبة الصادقة والسيرة المرضية، لازم شيخه محمد جوليد خدمة له حتى صار من أهل بيته وأمين سره ومبعوثه الخاص في القضايا المهمة،… كلفه شيخه محمد جوليد بالانتقال إلى مسقط رأسه في محافظة هيران للدعوة إلى الله وإرشاد الناس إلى الحق، فأنشأ بلدة “مبارك” الواقعة جنوب مدينة بولوبرتى على بعد 30 كيلومتراً، وأحيا فيها الشريعة والطريقة(6) ثم يختتم المؤلف حديثه عن الحاج محمد عبدي زياد بقوله ” لا شك أن الحاج محمد نورٌ في عصره وبلده ومرشدٌ في منطقته، وكانت له في ذلك جماعة صلحاء تساعده على فعل الخيرات والطاعات، ولما كثر الإخوان في بلدة “مبارك” أنشأ لهم بلدة أخرى سماها “الشين” وأحيا فيها الشريعة والطريقة كما أحيا في البلدة الأولى “مبارك”.

saan marar badan sheegay Laamiga Jowhar waqooyiga waa Xawaadle koonfurteedana waa Gaaljecel ilaa 30km kadib waxay u leexanayaan walaweyn iyo jidka aada buurxakaba. 30km South Of Jowhar ayaa waxaa ku yaal qalimoow iyo Xawaadley halfway to Balcad waxaa dega Moobileen cusmaan iyo Adeerada Xawaadle. around Balcad ayay Abgaal ka bilowdaan. waxaa safe ah bas Balcad to Xamar oo Abgaal degaan waxaa ugu xun Qalimow to Jowhar oo Gaaljecel degaan. clan diversityga ay Al Shabaab ka faaideysatay.


SHABEELAHA DHEXE: Ciidamo Meliteri ah ayaa caawa la wareegay deegaanka Xawaadley oo u dhexeeyso D.Balcad iyo Jowhar oo AS maamulyeen 5tii sano ee tagtay

Xawaadleey waa goob muhiim u ah isku socodka Balcad ilaa Jowhar iyo dhan walbaba
Sidoo kale Deegaankan Waxaa ku taalo Buundo isku xirta 2-da Shabeelle taas oo ay Al-shabaab u adeegsan jireen marin ay isaga kala gooyshaan koofurta ilaa gobalada dhexe

Sarkaal ciidamada wato ayaa lagu sheegay Col. Abuukar Boonoow oo muddo dheer ka howlgalaye Shabeelooyinka gaar ahaan SH/Dhexe, wararka qaar waxey sheegayaan nin lagu magacaabo Shataqey waxaase suuragal ah in ay wada socdaan

Waxey khubarada ku tilmaamayaan in AS laga saaray degaan muhiim u ah amniga Balcad iyo Jowhar iyo guud ahaan Shabeellada dhexe.


https://fb.watch/g9QDhPRFy3/

mohamed Guuleed wuxuu ahaa ardeyga Sheikh mohamed Abdi Siyad of Hawadle. muassiska basra waa Sheikh Hassan Mumin mohamed Al basrawi oo ah D&M from Daafeed. waxuu ahaa axmediya. Salihiya waxaa noqdey xertiisii hiiraan oo ninkii sudaniga ahaa ee aasaasey Xajka kula kulmay sidoo kale Sayidka ayaa Sacuudiga kula kulmay oo waqooyi ku fidiya.

Sufida Basra in this video حلقات الذكر عند الصوفية أهم الطقوس الدينية في الصومال على الإطلاق، ولكل طريقة لها أوراد خاصة بها تنفرد لغيرها، هذ الحلقة التي أمامنا هي أوراد الطريقة الأحمدية التي انتشرت في الصومال بيد الشيخ عبد الرحمن مولانا المتوفى عام 1291هجرية، وخليفته الشيخ حسن معلم مؤمن البصراوي، مؤسس مدينة بصرة، وانتشرت هذه الطريقة على يد الشيخ علي ميه الذي يعد من أهم رواد هذه الطرية، وانتشرت الطريقة لفضله في الصومال بعد شيخه.


الشيخ محمد جوليد (ت1918) الذي أسس قرية بصرة قرب مدينة جوهر




User avatar
sahal80
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21046
Joined: Sun Jan 08, 2012 1:49 pm

Re: Where does the name Basra and Hawadley come from?

Postby sahal80 » Sat Oct 15, 2022 2:55 pm

Sorry. Sh maxamed guuleed aa wax barey maxamed abdi Siyaad not the opposite


Jameecamisra oo mapka waxaa aasaasey Sheikh Shuceyb oo Dhalay Sheikh Xanafi oo loogu magac darey schoolka Jowhar Xanafi. waa qoys adeerada Xl ah. Waxay ku badanyihiin Saarsaare oo mapkaan u yaqaano saarsaarey waa 50km from Xamar ayaga iyo moobileen iyo jareer baa dega.

tuulo lagu magacaabo “Jimeeco Macruuf” oo laamiga dhanka qorax ka soo bax kaga began, oo u dhow Jimeeco Misra
Faqay Kheyre iyo Faqay diini ayaa dega dhulkasn oo miinlaawe XL ah. Reer Xanafi waa faqay Diin


http://albashir.freeservers.com/faqayfamily.htm
Xawaadley and Jameeca Misr
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0832287490

http://www.maplandia.com/somalia/sh-dhe ... eco-misra/

Famous Sheikh Xanafi school.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 2291836783



TAARIIKHDA FAQAY DIINI & MANSABADDA AY…





Xaaji Shuceyb wuxuu ka dhashay qoys culumo ah wuxuuna ahaa daaci ugu yeera dadka diinta, wuxuu ahaa sheekh karaamo leh oo la sheegay inuu halkii weeso ama dahaaro uu ku dukan jiray shanta salaadood.



Xaaji Shuceyb wuxuu safar uu ku yimid deegaano ka tirsan gobolka shabeelaha dhexe isagoo daaci ah oo dadka baraaya diintooda, wuxuu markii dambe uu degay meel lagu magacaabo “Dhiilduug” oo wax yar laamiga dhanka galbeed kaga began, halkaas oo uu ka waday inuu dadka baro diinta, inay Ilaahay ka cabsadaan oo ay salaada ku dadaalaan.



Wuxuu markii dambe uu si rasmi ah u aas-aasay tuulo lagu magacaabo “Jimeeco Macruuf” oo laamiga dhanka qorax ka soo bax kaga began, oo u dhow Jimeeco Misra.



Tuuladaas “Jimeeco macruuf” ilaa & iminka waa meel aad caan u ah, in kastoo aanan la deganeen iminka oo ay baaba’ady, halkaan laguma soo koobi karo taarikhda Sheekh Shuceyb karaamadiisa & waxa uu diinta islaamka u soo qabtay.



Sheekh Bashiir oo isna ahaa wiilka sheekh Shuceyb ayaa kaalin aad u weyn ka soo qaatay diinta, wuxuuna ahaa sheekh taqi ah oo weliba aad deeqsi u ah, wuxuu aas-aasay tuulo lagu magacaabo “Jimeeco Sh. Bashiir” oo 30 km galbeed kaga began magaalada Jowhar, tuuladaas ayaa ilaa iyo iminka ah mid caan ah oo aad looga yaqaano Soomaaliya.



Sheekh Bashiir wuxuu dadka ugu yeeri jiray inay Alle ka baqaan oo salaada ku dadaalaan, waxayna dadka degan tuulada Jimeeco Sh. Bashiir ay yihiin dad wanaagsan oo ahlu salaad ah, waana dad beeraaleey ah oo xalaasha quuta.



Jimeeco sh. Bashiir waxay dhisan tahay muddo ku dhow hal qarni, dadka degan tuuulada ilaa & iminka waa dad aan salaada marna ka tagin oo aad isugu xiran oo is kaalmeeya mar walba, taas oo ay aad & aad uga duwan yihiin dadka kale ee degan tuulooyinka ku dhow ee ku yaala agagaarkeeda, taana waxay ku timid dadaalkii uu sameeyey Sheekh Bashiir & baridii uu dadka baray diinta, Ilaahay ha u naxariisto sh. Bashiir, sh. Shuceyb & dhamaan culumadii kaalinta weyn ka soo qaadatay barida & soo gaarsiinta dadka diinta. (Aamiin).





Xaaji Shuceyb wax uu dhalay waxaa hada ka joogto oo kaliya Caasho X. Shuceyb, halka Sheekh Bashiir wax uu dhalay ay ka joogaan shan wiil & gabar oo kala ah, xaaji Xanafi, Sheekh C/ladhiif, Sheekh Haaruun, C/kariin Yaxye, iyo Ruqiyo




al Islax was founded in this mans house in Saudi Arabia 1979 he is Reer Xanafi. hada waa garabka Al qarn al ifriqi oo uu higaamiye Garyare ooy ka tuureen Ali Bashi iyo Cali dheere garabka Al xaraka islamiya ugu danbeyn Dam jadeed ayaa ka godey garabka Farah Abdulkqadir 2008 khilaaf dagaalkii itoobiya ooy muqaawamada hawiyaha la safteen waxaa ka mid ah Abdikareem guuleed iyo Odowaa. garyare waa aw qudub qolo yar ka soo jeeda oo Cabdi ileey la shaqeysa Ali bashi, Dasuuqi iyo Cali dheere waa Aw qudubka weyn oo degmada Raasa aasaasey markay ogaadeenka ka huureen. khilaagkii ayaa xarakada u guurey kadib waxay ka tuureen ninkii ugu horeeyay oo Cabdi ileey la saftey.
http://axmedrashiid.blogspot.com/2011/0 ... t.html?m=1


OUR SPONSOR: LOGIN TO HIDE

Hello, Has your question been answered on this page? We hope yes. If not, you can start a new thread and post your question(s). It is free to join. You can also search our over a million pages (just scroll up and use our site-wide search box) or browse the forums.

  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”

Who is online

Users browsing this forum: barbarossa and 30 guests