Page 1 of 1

Mahad Salaad denied Fartaag entry to Gedo

Posted: Sun Oct 16, 2022 5:20 pm
by sahal80
Masaakiin Reer Gedo albaabadii waa ka wada xirmeen xataa kuwii UPD la shaqeyn jiray. :snoop:

wuxuu rabay inuu ku daydo xildhibaanada Gobolada dhexe oo uu "Abaabulo Macawisleey iyo Dagaal Al Shabaab ka dhan ah" OG ayaa Federalkii ka heesta iyo FMS intee aadaan :pac:
#UPDATE: Dawladda Federaalka, gaar ahaana Hay’adda NISA oo fulinaysa amarka Madaxtooyada ayaa galabtay ka celisay in ay kadhoofan Garoonka Aaden Cadde ee Muqdisho, xubno uu hogaaminayay Senator Cabdullaahi Sh Fartaag, oo kamid ah Aqalka sare, kooxdan ayaa kamid ahayd kooxda UPD (Madaxweyne Xassan, balse ku kala duwan yihiin nidaamka Awood qeybsiga).

Fartaag oo ay wehliyeen siyaasiin iyo Saraakiil kasoo jeeda gobalka Gedo ayaa doonayay in ay gobalkaas tagaan si’i ay u abaabulaan duulaan ka dhan ah kooxaha Argagixiso.

Sida ay macluumaadka cadeynayaan Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaki ka qabta in qorshe Gedo looga bilaabo duulaan ka dhan ah kooxahan, oo aysan iyadu garwadeen ka aheyn ama Axmed Madoobe, ay ka dhalan karaan arrimo siyaasadeed oo mustaqbalka halis kunoqda qorshaheeda.

Majirto cid kahadashay xubnahan Baarlamaanka Federaalka ee safarkooda laga hor istaagey galabtay.

Farah Abdulkadir Mohamed

https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 0482911474

Re: Mahad Salaad denied Fartaag entry to Gedo

Posted: Sun Oct 16, 2022 6:01 pm
by ReturnOfMariixmaan
A stand alone gobol. Always and forever. These four years will fly by and another president will come no biggie