I don't think al shabab targeted the bridge. They use that bridge to get to east hiiraan. Looks to me the work of sanbaloolshe.
kkkk markii hore kuma fahmin laakin hada aan arkey second comment about Jeyte. waxaa la dhahay ilaahow qofaan wax ogeyn ha cadaabin. Buuloburde la mid maaha Baladweyne oo ka bilaabatey "dhinaca bari" saa darteed ma arkeysid masuul Xamar ka socda oo buundooyinkeeda gaaraya oo magaalada ka danbeeya laakin buuliburde waa qasab inay buundada ka galaan.
unlike of Baladweyne ooy lamagalaay ka deganaayeen Talyaaniga waxay degeen galbeedka wabiga waagaas la isluma darsaneen bariga wabiga Xawaadluu ahaa galbeedka wabigana Baadicade, eylo iyo Carab. waa 1920skii. Xawaadlaha xoolahey keeni jireen iyo askartii iyo 1930s buundadaa la dhisay kurti waaba soo degeen galbeedka maantana ugu yaraan waa 80%. sidee jidka aamin ku yahay ilaa jalalaqsi bal ilaa fiidow oo xadka ah hadeysan xl majority ka aheen? Dhulkii la dhihi jiray baadicade waxaa ka soo harey tuulada Buurweyn inta kale waa mixed sida Jimbileey, Fiidow oo looga badan yahay. Gaaljecel wuxuu galbeedka ka xigaa Baadicade marka uma dhaw buulo burde iyo jalalaqsi waxaa u dhaxeeya ex baadicade tuulooyin.
hada waxaa abuurmay Xaafad la dhoho Buulo bari intaan buundada la gaarin waa meesha airportka laga dhisay waxaa jooga macawisley inta kale xarumaha maamulka; Ciidanka; Djiboutianka; hotelada waa galbeedka wabiga sidee marka isaga duminaynaa buundo xawaadle bas maraan maadama baadicade barigeeda jirin oo maamul iyo isbitaal iyo wax walbe galbeedka ku yaalaan bas airportka u aadaan bariga? markaad waxba la socon waa saas oo kale
halkaan waa buundada laga galo iyo wadada Baladweyne aada(buulobari)
Magaalada galbeedka wabiga
wadadaas fidow-Jowhar waa Xawaadle waana Galbeedka wabiga. Abgaal waxay joogaan bariga wabiga mahadaay. war XL al Shabaab ay bikri jabiyeen qabiiladaan may u daahaayaan 80 sano ka hor ay liqeen
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
This is buurane between Mahadaay and Jowhar laakin laamiga ay ku taal wabigana mahadaay uu maraa marka waa galbeed 20 km ay u jirtaa Jowhar mahadaayna waxay u jirtaa Jowhar 27 km. mahadaay laamiga ma maro waxaa aada jid cad. there r dozens of hawadle villages between Jowhar ahd Hiiraan some of them are r in the deep galbeed next to Gaaljecel in southwest of Jowhar l. this map shows mahadaay river side, buurane in Hawadle highway closer to Jowhar