Dagaalka Abgaal iyo Al Shabaab wuxuu u gudbay wajigii dhabta ahaa waxaana bilaabay Xaadoole, Kabaale iyo Taradishu oo Hassan Sh ku xiran. qolyihii ila meereyso ayaa meesha ka baxay. ilo mareyso iyo Al shabaab ayaa heshiis ku ahaayeen inay dhinaca hiiraan ka dagaalamaan ayagana waxba sameyn warkii Goodax ayaa soo baxay in Al Shabaab aamin ka tahay dhinaca ila meereyso. dagaalka Cali gaduud wuxuu soo afjarey ila meereyso kadib markii Al Shabaab dhinicii gaaljecelta ee jicibow ka soo weerarayeen iyo dhinaca adan yabaal ay ka soo baxeen ooy Ceelgaduud isugu tageen. waa la dhaqaajin waayey hada odowaa ayaa amrey in Kuwa XL, HG, iyo Murusada dagaalka bilaabaan si Caligaduud looga khafiifiyo. waa guulweyn waayo dagaalka hada waa dhab. XL laakin saan looguma hiilin Abgaal xanuunkii waa dareemeen
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
Waxaa goordhaw si wadajir ah u bilaaban doono washamsigii AS loogaga saari lahaa Gobolada Dhexe
Taliska CXD ayaa ku wargeliyay Talisyada jiidda hore ee Gobolada dhexe Mudug, Galgaduud, Hiiraan iyo Sh/Dhexe in tabartii yareed ee AS-ku ay dhinac u badatay oo aysan jirin aag ay maanta iska caabin ka sameeyn karaan marki laga reebo aagga Cali Gaduud oo ay ka difaacayaan Aadan-yabaal, halkaas oo ay Ukumihii dhigteen ee loogu tagi doono Saraakiil ajaanib iyo Soomaali ah
Cali-Gaduud iyo agagaarkeeda hadii laga faraxasho waxey noqon doonaan Tusbax furtay, walow dhankooda dooq kale oo dhimasho ah aysan u furneeyn
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 3521122722
Masaajid Cali Gaduud
Ciidamada Baraarug Deegaan ee Abgaal saakadii hore ayay ku jarmaadeen deegaanka Cali Gaduud oo ay Alshabaabku ku xooganaayeen,fariisin weynna u aheyd.
Sidii caadada aheyd Khawaarijtu waxa ay faarujiyeen magaalada ( Dib u gurasho xeel dagaal) . Markii loo diyaar garoobay in la saldhigto oo difaacyadii la sahmiyay ayay mar kaliya oodda soo jabsadeen. Nasiib wanaag ciidamadii deegaanka jilibka ayay dhulka u dhigeen taas oo keentay in ay la kulmaan dhimasho iyo dhaawac iyo in hal gaadiid dagaal laga qabsado Khawaarijta.
Khawaarijta ayaa mar labaad soo galiyay maleeshiyaad cusub oo caaboon balse hub culus oo ayan filanaynin ayaa si aan kala joogsi laheyn loogu garacaay.
Dagaalkii waxa uu soo gaaray ilaa gabbal dhicii.
Shabaab oo aaminsan hadii Abgaal uu ka il helo in washamsigu uu ku xoogeysanayo ayaa meelo badan isaga soo gurmanaya. Sow ma habooneyn in aaggagii hore u furnaa iyo kuwa cusub ee la qorsheynayay in xabbadu ay mar qura isla dhawaaqdo si ay fursad kabasho u waayaan Khawaarijta. Berri Inshallah furumuhu wey badan doonaan sida aan warka ku hayo iyada oo lagu kabayo duqeymo cirka ah.
Kuwan dhibkooda umadda waa deynayaa inshallah, waxaanse ka xumahay in dad waxtar leh ay naga galaafanayaan inta ay ku jiraan dagaalkooda naf-lacaarinimada ah.
https://m.facebook.com/story.php?story_ ... 1538910038